Hay’adda Shaqaalaha Dowladda oo Sheegtay In Shaqaaluhu Fasax Noqon Doonaan Maalinta Sabtida Ah
Hargeisa (Hargeisa Press) – Hay’adda shaqaalaha dowladda Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday in shaqaaluhu fasax yihiin maalinta sabtida, iyada oo guddida hay’adda shaqaalaha dawladdu...
Madaxweyne Biixi oo Kormeeray Biriij-yada Cusub Ee Laga Hirgelinayo Dooxyada U Dhexeeya Hargeysa iyo...
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo ka soo guryo noqday safar shaqo oo uu ku tegay magaalada Berbera ee xarunta...
Dowladda Sacuudiga oo Xidhaysa Sideed Iskuul oo Turkish Ah
Riyadh (Hargeisa Press) – Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa lagu wadaa inay xidho sideed iskuul oo Turkish ah, marka uu dhammaado sanad dugsiyeedkan, waxaa sidaas...
Itoobiyaanka Ku Nool Somaliland oo Gaadhi Ambalaas Ah Ugu Deeqay Ciidanka Difaaca Itoobiya
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Dadka Itoobiyaanka ah ee ku nool Somaliland ayaa maanta ugu deeqay gaadhi Ambalaas ah Ciidanka Difaaca Qaranka ee Itoobiya...
Faysal Cali Waraabe oo Dalbaday In Siyaasiyiinta Ka Soo Jeeda Somaliland Ee La Shaqeeya...
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa hadlay isbedelka Siyaasadeed ee ka dhacay Soomaaliya gaar ahaan...
Wasaaradda Macdanta Oo Qabatay Kulan Lagaga Tashanayo Yaraynta Khataraha Korontadda
Hargaysa (HP): Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland ayaa qabatay kulan lagaga wada tashanayo sidii looga faa’iidaysan lahaa mashruuc la xidhiidha yaraynta Khataraha addeegyadda korontada...
Roobab Ka Da’ay Saylac Oo Xanibay Gawaadhida Xamuulka iyo Shaqadii Kastamka
Saylac (Hargeisa Press): Roobab xoogan oo maalmahan ka da’ay deegaamo ka tirsan gobolka Selel ayaa xanibaad iyo dhibaato ku keenay shaqadii maamulka magaaladda iyo...
Kenya Oo Somaliland Ka Taageeraysa Tira-koobka iyo Xog Ururinta
Nairobi (Hargeisa Press): Dawladaha Somaliland iyo Kiiniya, ayaa iska kaashanaya tira-koobka dadka iyo tababaradda kor loogu qaadayo aqoonta bulshadda.
Kadib markii kulan arrintaasi la xidhiidha...
Madaxweynaha Somaliland oo Si Adag Uga Hadlay Barakicinta Shacabka Muqdisho iyo Damaca Farmaajo
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag uga hadlay xaaladdaha cakiran ee dhanka siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, Barakicinta...
Laascaanood: Ururka Kaalmee Kuwan Oo Raashin U Qaybiyay Danyar iyo Agoomo
Laascaanood (Hargeisa Press): Ururka Kaalmee Kuwan ayaa maanta magaaladda Laascaanood raashin ugu qaybinay 200, oo qoys oo isugu jiray Agoomo iyo danyar kale.
Qoysaskan danyarta...