Hay’adda Shaqaalaha Dowladda oo Sheegtay In Shaqaaluhu Fasax Noqon Doonaan Maalinta Sabtida Ah

0
1047

Hargeisa (Hargeisa Press) – Hay’adda shaqaalaha dowladda Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday in shaqaaluhu fasax yihiin maalinta sabtida, iyada oo guddida hay’adda shaqaalaha dawladdu ay tixraacayaan sharciga shaqaalaha dawladda Qoddobada 34-aad, in guud ahaan shaqaala weynuhu fasax yahay.

Waxaana sidan lagu sheegay war-qoraala oo ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha hay’adda shaqaàlaha Farxaan Aadan Haybe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here