Magaaladda Qaza

Duqeymaha Israel oo Weli Ku Socda Qaza iyo Xamas oo Gantaallo Ku Jawaabeysa

0
Qaza (Hargeisa Press) – Ciidamada Israel, ayaa lasoo dhoobay xuduudda Qaza, xilli ay weli duqeyn ku socoto magaalada, halka ururka Xamas ay iyagana gantaallo...
Madaxweynaha Somaliland iyo Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya

Warbixino Ku Saabsan Sida Looga Ciiday Deegaanada Soomaalida

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guud ahaan deegaanada Soomaalida, ayaa Khamiista Maanta laga Ciiday isla-markaana laga oogay Salaadda Ciidda Soonfur oo ku beegan 1-da bisha...

Wasiirka Beeraha iyo Masuuliyiin Kale Oo La Tukaday Dadweynaha Boorama

0
Boorama (HP): Wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo masuuliyiin kale ayaa maanta salaadii Ciidul-fidriga la tukaday dadweynaha Boorama. Iyadoona kadib markii la tukaday salaadda ayay...

Waa in ummada reer Somaliland is cafiso”… C/raxmaan Saylici

0
Hargaysa (HP): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta salaadda Ciidul Fidri boqolaal dadweyne ah kula tukaday garoonka Kubadda Cagta ee Hargaysa...

Madaxweyne Biixi Oo Bulshadda Kala Qayb Galay Tukashadda Salaadda Ciidda

0
Hargaysa(HP):Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka ku dhaqan caasimadda Hargaysa kala qayb galay tukashada Salaadda Ciidul-fidriga. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan...

“Tiradda dhimashadda Covid-19 waa 258 qof”… wasiirka caafimaadka

0
Hargaysa (HP): Wasiirka caafimaadka Somaliland ayaa bulshadda reer Somaliland u diray fariin ku aadan goobaha la isugu imanayo maalmaha munaasibadda Ciidda. Cumar Cali C/laahi, ayaa...

Guddoomiyaha Sool Oo Hanbalyadda Ciidul Fidriga U Diray Bulshadda

0
Laascaanood (HP): Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa dhanbaal hanbalyo ah u diray guud ahaanba ummada reer Somaliland gaar ahaana bulshadda gobolkaasi, munaasibadda Ciidul Fidriga awgeed. C/qani...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Qayb Galay Caleemo Saarka Madaxweynaha Uganda

0
Kambaala (HP): Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta ka qeyb galay xafladda caleemo-saarka madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni. Madaxweyne Yoweri Museveni, ayaa markii shanaad...

Gaalkacayo: Maxkamad Dil Ku Xukuntay Shan Qof

0
Gaalkacayo (HP): Maxkamad ciidan oo ku taalla magaaladda Gaalkacayo ayaa maanta xukunno ku riday ragg ku eedaysnaa in ay ka tirsan yihiin Alshabaab. Maxkamadda ciidamadda...

Wasaaradda Waxbarashadu Maxay Ka Tidhi Eedaha HEMO BOOKS?

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda waxbarashada Somaliland, ayaa ka jawaabtay eedaymo ay u soo jeedisay shirkadda daabacaadda ee Hemo Books. Guddi farsamo oo wasaaradda waxbarshadu...