Waa in ummada reer Somaliland is cafiso”… C/raxmaan Saylici

0
610

Hargaysa (HP): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta salaadda Ciidul Fidri boqolaal dadweyne ah kula tukaday garoonka Kubadda Cagta ee Hargaysa Stadium.


Waxaana madaxweyne ku-xigeenka halkaasi ku wehelinayay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda iyo xisbiyadda mucaaradka ah.
C/raxmaan Saylici, oo markii salaada la tukaday kadib dadweynaha la hadlay ayaa guud ahaanba bulshadda Somaliland ku hanbalyeeyay munaasibadda Ciidda.

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here