Wasiirka Beeraha iyo Masuuliyiin Kale Oo La Tukaday Dadweynaha Boorama

0
525

Boorama (HP): Wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo masuuliyiin kale ayaa maanta salaadii Ciidul-fidriga la tukaday dadweynaha Boorama.
Iyadoona kadib markii la tukaday salaadda ayay masuuliyiintu la hadleen dadweynaha.


Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, oo bulshadda la hadlay ayaa ugu horayn waxa uu hanbalyo u diray ummadaha islaamka.
Dabaal dega munaasibadda Ciidul-fidriga awgeed.

Waxaanu tilmaamay in ay tahay maalin weyn oo caalamka islaamka oo dhan ay faraxsan yihiin.
Axmed Muumin Seed, waxa uu ALLE SWT ka baryay in acmaashii ay dadka muslimiinta ah ay soo guteen bishii Ramadaan.

DAAWO: Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here