Maxaa Ka Jira In La Bilaabay Qorista Shaqaalaha Madaarka Berbera?
Berbera (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha gobolka Saaxil Dr Axmed Maxamed Xaashi, ayaa beeniyay warar sheegaaya in la bilaabay qorista shaqaalihii cusbaa ee garoonka diyaaradaha...
Dagaalka Ethiopia oo Saamayn Ku Yeeshay Gobolka iyo Djibouti oo Ciidamo Ku Taageertay Hiilka...
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Xaallada collaada ka aloosan dalka Ethiopia, ayaa walaac iyo cabsi ka abuurtay gobolka, iyadoo dagaalyahanka Tigray TPLF iyo TDF,...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Dhaariyay Xubin Buuxinaysa Jagadii Uu Baneeyay Xildhibaan Cabdirashiid Xaashi
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland, Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta waxaa uu dhaariyay Garyaqaan Mustafe Maxamed X. Daahir Cabdi,...
Iska Hor’imaad Khasaare Sababay oo Dhexmaray Ciidamo Kawada Tirsan Soomaaliya
Muqdisho (Hargeisa Press) – Ugu yaraan sedex qof oo rayida, ayaa ku dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen kadib markii ciidamo ka wada tirsan...
Golaha Ammaanka oo Cambaareeyay Tallaabo Ay Qaadday Dowladda Turkigu
New York (Hargeisa Press) – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa Jimcihii cambaareeyay qorshaha ay dowladda Turkiga iyo hoggaamiyeyaasha Turkish-ka ah ee waqooyiga Qubrus...
Maamulka Gobalka Maroodi Jeex oo Kulan Soo Dhaweyn Ah U Sameeyay Dafcadii 3aad Ee...
Hargeysa (Hargeisa Press) – Maamulka gobolka Maroodi Jeex, ayaa xalay waxaa ay munaasibad casho sharaf ah ku maamuuseen Dufcadii 3aad ee ka Aflaxda barnaaamijka...
“Isha Burco diin laguma haysto ee waa dagaal dhaqaale oo Khamiis Loo soo xidhay”…
Burco (HP): Maamulka dawladda hoose ee Burco iyo guddiga wanaag farista iyo xumaan reebista ee magaaladaasi ayaa isla qaatay in aan wax bandhig faneedyo...
Magaaladda Burco Oo Mar Kale Laga Mamnuucay Bandhig Faneedyadda
Burco (HP): Maamulka degmadda Burco iyo guddiga wanaag farista iyo xumaan reebista ee magaaladaasi ayaa isla qaatay in aan wax cawsyo ama bandhig faneedyo...
Xildhibaan Qodax Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyay Xildhibaanno
Hargaysa (HP): Xildhibaan C/naasir Qodax, oo ka mida golaha Wakiiladda cusub ee Somaliland ayaa maanta qado sharaf u sameeyay xubno xildhibaanno ah.
Munaasibadaasi...
Raysal Wasaare Rooble Oo Xilkii Ka Qaaday Agaasimaha Shaqaalaha Ee NISA
Muqdisho (HP): Raysal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii shaqaalaha ee haayadda NISA iyo taliyihii nabad sugidda ee garroonka Aadan Cadde.
Kadib...