Raysal Wasaare Rooble Oo Xilkii Ka Qaaday Agaasimaha Shaqaalaha Ee NISA

0
392

Muqdisho (HP): Raysal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii shaqaalaha ee haayadda NISA iyo taliyihii nabad sugidda ee garroonka Aadan Cadde.

Kadib markii ay masuuliyiintaasi hor istaageen in muwaadiniin Soomaaliyeed ay ka dhoofaan garroonka diyaarradaha Aadan Cadde, ee magaaladda Muqdisho.

Sidaas darteedna raysal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya oo ka jawaabaya tallaabadii muwaadiniinta Soomaaliyeed looga hor joogsaday in ay ka dhoofaan garroonka Aadan Cadde, ayuu xilka ka qaaday agaasimihii shaqaalaha haayadda NISA C/laahi Kulanne, iyo taliyihii nabad sugidda ee garroonka Aadan Cadde, C/wahaab Sheekh Cali.

Sida uu maanta warbaahinta u sheegay af-hayeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimoow, oo nagaaladda Muqdisho kula hadlay.

 

DAAWI: Af-hayeenka Oo Arrimahaasi Ka Hadlaya:

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here