Taliyaha Ciidamadda Qaranka oo Xadhiga Ka Jaray Miiska Saraakiisha Gobolka Sanaag

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press) – Taliyaha Ciidamadda Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa maanta xadhiga ka jaray miiska saraakiisha ciidamada Qaranka ee gobolka...

C/risaaq Khaliif: Xildhibaanka Ugu Haboon Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press): Waxaa guud ahaanba maalmahan Somaliland si weyn ay siyaasiyiinta iyo bulshaduba u hadal hayaan arrinta la xidhiidha cidda qabanaysa shir-guddoonka golaha...

Wasiirka Deegaanka Oo Burco Ka Furtay Shirka Joojinta Dhuxulaysiga+Sawirro

0
Burco (HP): Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta Somaliland ayaa maanta magaaladda Burco ku qabatay shir lagaga arrinsanayo sidii wax looga qaban lahaa Xaalufka, Dhuxulaysiga, Ceshiimooyinka,...

Madaxweyne Biixi oo Kulan La Qaatay Safiirka Midowga Yurub

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan sagootin ah la yeeshay safiirka midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya...

Shirkada Telesom oo Laba Idaacadood Ku Wareejisay Wasaaradda Warfaafinta

0
Hargeysa (Hargeisa Presss)- Wasaaradda warfaafinta Somaliland, ayaa maanta shirkadda isgaadhsiinta ee TELESOM kala wareegtay laba idaacadood oo loogu tallo galay idaacadda dawladda ee radio...

Xukuumadda Somaliland Oo Diyaarinaysa Siyaasadda La Dagaalanka Mukhaadaraadka

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in ay samaynayaan siyaasad qaran oo ku waajahan la dagaalanka Mukhaadarraadka. Iyadoo sidii...

“Miinaasiyadu waa 2 tiriliyan iyo boqol iyo hal bilyan oo shillin”…

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shhirre, ayaa ka warbixiyay qiimaynta waxqabadka waaxyabaha dakhli soo saarka wasaaradaasi ee sanadkan 2021-ka. Waxaanu...

Xildhibaan Xisbiga Kulmiye Ka Tirsan oo Mucaaradku Ku Baayaceen $100 oo Dollar

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xildhibaan Abiibakar Siciid Cali Gaboobe oo ka mid ah Xildhibaanada Xisbiga KULMIYE ee muxaafidka uga soo baxay gobolka Awdal, ayaa...

Bandhigga Buugaagta Hargeysa oo Maalintii Labaad Galay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, waxaa Maalintii labaad ka socda bandhigga caalamiga ah ee Buugaagta  Hargeysa, kaasi oo ay sannad...

Xildhibaanadda Goleyaasha Deegaanka Dalka Oo Tababar Loo Qabanayo

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa shaaciyay in dhawaan tababar loo qaban doono dhamaanba maayarrada degmooyinka dalka iyo xildhibaanadoodaba. Tababarkaasi...