Mareykanka oo Lagu Eedeeyay Inuu Diidan Yahay Maalgelinta Dimuqraadiyada Somaliland

0
Washington (Hargeisa Press) – Khabiirka Ameerikaanka ah ee Michael Rubin oo inta badan waxka qora Arrimaha dalalka Geeska Afrika, sida Somaliland, ayaa War-bixin dheer...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Oo Booqasho Ku Tegay Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle Omamo. Kadib...

Cabdilaahi Dahab oo Ka Falceliyay Xilka Xayuubinta Xisbiga Waddani Ku Sameeyay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Siyaasiga Cabdillaahi Axmed Maxamed (Dahab), ayaa waxaa uu ka hadlay xilka qaadista uu maanta Xisbiga Waddani ku sameeyay. Siyaasiga, ayaa sheegay...

Xildhibaan Khadar Cali oo U Jawaabay Wasiirka Gaashaandhiga

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Khadar Cali Xakiin, oo ka mida Xildhibaanada golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka jawaabay hadallo maanta ka soo yeedhay Wasiirka Gaashaamdhiga...

Xukuumadda oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadal Ka Soo Yeedhay Cabdirisaaq Khaliif

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Guddoomiyaha golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq...

Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Wakiiladda oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Beelaha Ceel-Afweyn

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha Wakiillada Somaliland Siciid Mirre Faarax (Giirre), ayaa soo dhaweeyay xubnaha guddiga Odayaasha ah ee loo dhaariyay...

“Dadku Way Ina Qiimeyn Doonaan Wixii Aan Qabano iyo Wixii….”

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax), ayaa ugu baaqay mudaneyaasha cusub ee golaha Wakiillada Somaliland in ay u midoobaan ka shaqaynta danaha...

Madaxweyne Biixi oo Shacbiga Somaliland Ku Hambalyeeyay Curashada Sanadka Cusub Ee Hijriga

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa hambalyo iyo duco u diray dhammaan shucuubta islaamka ah gaar ahaan shacbiga Somaliland, munaasibadda...

Golaha Wakiillada Somaliland oo Yeeshay Fadhigoodii Koowaad

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Shirguddoonka cusub ee golaha Wakiillada Somaliland ee dhawaan loo doortay golahaasi, ayaa saaka yeeshay kal-fadhigoodii koowaad. Fadhigan, ayaa waxaa saaka shirguddoominaayay...

Itoobiya oo Dhoofinta Tamarta Ka Heshay 90.53 Milyan oo Dollar

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Itoobiya, ayaa waxay kasbatay 90.53 milyan oo doollar oo ay ka heshay dhoofinta tamarta intii lagu jiray sannad maaliyadeedka...