Qarax Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Kabul

0
Kabul (Hargeisa Press) – Qarax is-midaamin ah, ayaa maanta ka dhacay banaanka garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kabul ee dalka Afghanistan, halkaasi oo...

Wasaaradda Deegaanka Oo Qabatay Kulan Ku Saabsan Hagaha Siyaasadda Ilaalinta Deegaanka

0
Hargaysa (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ee Somaliland ayaa maanta qabatay aqoon is waydaarsi ku saabasan Hagaha shaqada ee...

Xukuumadda Somaliland oo Soo Saartay Xeer-nidaamiye Ay Ku Fulinayso Hay’addaha Qaramada Midoobay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasaaradda Shaqo Gelinta, arrimaha bulshada iyo Qoyska Somaliland, ayaa waxaa ay soo saartay Xeer-nidaamiyaha Maamulka Lacagaha Dhawrista Bulshada ee loo...

Dagaal Culus oo U Dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta oo Ka Socda Gobolka Sitti

0
Sitti (Hargeisa Press) – Wararka ka imanaya Galbeedka Gobolka Sitti ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socda...

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta oo Diiradda Lagu Saaray Nabadgelyada iyo Miisaaniyadda 2022-ka

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Fadhigii  78-aad golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayay madaxweyne ku xigeenka, Cabdiraxmaan Cabdilaahi...

Saameynta Biyo-xidheenka Ethiopia oo Aan Noqon Sidii La Filayay

0
Khartoum (Hargeisa Press) – Biyo-xidheenka weyn ee Ethiopia ay ka sameysay Nile-ka Bulugga ah ayaan sanadkan wax saameyn ah ku yeelan qulqulka biyaha ee...
faysal-cali-waraabe-oo-fariin-u-diray-xasan-sheekh-weerar-afka-ahna-ku-qaaday-farmaajo

“Waa la inagu soo duulay waataa guushii la xaaraamaynayo”…

0
Loondon (HP): Guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa sheegay in cadowga Somaliland uu ku soo duulay qaranimadeedii. Tallaabadaasi oo uu ku tilmaamay in cadowga Somaliland ay ka...

Somaliland iyo Itoobiya Oo Kala Saxeexday Heshiis Dhinaca Caymiska Gaadiidka ah

0
Hargeysa (HP): Madaxda hay’adda caymiska qaranka Somaliland ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socday shirkadda Ethiopian Insurance Corporation oo ah shirkadda ugu weyn ee...

“Cashuurta waa in la bixiyaa qofkii shan sanno lagu leeyahay waxaa laga daynayaa”…

0
Burco (HP): Maayarka degmada Burco Cabdirisaaq Ibraahim Cabdi (Herro), ayaa sheegay in ay cashuur dhaaf u sameynayaan bulshada haddii cashuuraha lagu leeyahay ay iska...

Golaha Wakiiladda Somalilad Oo Ansixiyay Xeer Hoosaadka Golahaasi

0
Hargaysa (HP): Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeer hoosaadka golahaasi oo maalmahanba ay xildhibaanadu ku guddo jireen doodiisa iyo...