Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Oo Kormeer Kedis Ah Ku Soo Maray Garoonka Diyaaradaha Hargeysa +...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-  Masuuliyiinta hay’adda shaqaalaha dawlada somaliland oo uu hogaaminayo gudoomiyaha hay’addaasi Sharmaarke Axmed Muxumed ayaa kormeer kadis ah ku sameeyey shaqaalaha amaanka ee madaarka...

WAFTI KA SOCDA DALKA SWEDEN OO LAGU QAABILAY QASRIGA MADAXTOOYADA SOMALILAND

0
WAFTI KA SOCDA DALKA SWEDEN OO LAGU QAABILAY QASRIGA MADAXTOOYADA SOMALILAND Hargaysa- Hargeisapress- salaasa- 2/0ct/18- wafti ka socday dalka sweden oo isugu jiray khuburo qaabilsan...

Wasiirka Shaqo-gelinta Somaliland oo Hadhimo Sharafeed u Samaysay Hablihii ugu sarreeyay Imtixaankii Shahaadiga Ahaa

0
Hargeysa,(HargeisaPress) – Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta,Arrimaha Bulshadda iyo Qoyska Somaliland Marwo: Hinda Jaamac Xirsi (Gaani) ayaa qado sharaf ku maamuustay Maanta hablihii ugu sareeyay Imtixaankii...

Madaxwaynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Tobankii Hablood Ee Ugu Sareeyay Imtixaankii Dugsiyada...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qaabiley tobankii hablood ee ugu sareeyey imtixaanaadkii sanad Dugsiyeedka 2017-2018 ee Dalka...

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo U Kuur Galay Xaaladda Cisbitaalada Gabiley

0
Gabiley (HargeisaPress) –  Wasiirka horumarinta Caafimaadka Somaliland oo maanta soo gaadhay magaalada Gabiley ayaa waxa u kuur galay xaalada Caafimaad ee Cisbitaalada Gabiley sida...

Jaamac Shabeel Oo Ku Gacan Saydhay Xilka Qaadista Lagu Sameeyay

0
Hargeysa,(HargeisaPress) –Jaamac Ismaaciil Cige “Jaamac Shabeel” ayaa waxa uu ku gacan saydhay xilka qaadistii lagu sameeyay isagoo sheegay in xilka qaadistiisu aanay sharci ahayn...

Xisbiga Kulmiye Oo Xilkii Ka Qaaday Jamac Shabeel Iyo Qodobada Ay U Cuskadeen

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Xisbiga kulmiye ayaa xilkii ka qaaday Jamac Sahabeel oo ahaa gudoomiyihii golaha dhexe ee xisbiga talada dalka haya ee kulmiye kadib markii ay...

Kulanka Guud Ee Qaramada Midoobey Iyo Dhacdooyinka Xiisaha Leh Ee Sannadkan Ka Dhacay

0
Nidaamka ay ku dhisantay Jimciyadda Quruumaha ka dhexeysaa waxa uu ka kooban yahay lix xubnood oo aasaasi ah. Waxa ay kala yihiin, Golaha loo...

Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaarico Horumarineed Oo Laga Hir Geliyey Gobolka

0
Gabiley (HargeisaPress)- Maamulka gobolka iyo ka degmada Gabiley ayaa waxa ay maanta si rasmi ah xadhiga uga jareen sadex mashruuc oo laga hir geliyay...

DAAWO: Xilka Qaadistii Maayarka Boorama Iyo Qaabkii Loo Doortay Maayarka Cusub

0
Borama (HargeisaPress) - Maayarkii Magaalada Boorama oo ay maanta xildhibaanada golaha deegaanka Boorama ka qaadeen xilkii maayarnimo Maxamed Xuseen Maydhane ayaa Waxaa ay xilidhibaanada...