Wasiirka Shaqo-gelinta Somaliland oo Hadhimo Sharafeed u Samaysay Hablihii ugu sarreeyay Imtixaankii Shahaadiga Ahaa

0
1064

Hargeysa,(HargeisaPress) – Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta,Arrimaha Bulshadda iyo Qoyska Somaliland Marwo: Hinda Jaamac Xirsi (Gaani) ayaa qado sharaf ku maamuustay Maanta hablihii ugu sareeyay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyadda sare ee Dalka.

Ujeedada Marti qaadkan ayaa salka ku haysay Sidii Wasiiradu ugu Dhiirigelin lahayd hablaha Somaliland inay door Wax ku ool ah ka soo hooyaan Geediga Waxbarasho ee ay ku Jiraan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here