Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo U Kuur Galay Xaaladda Cisbitaalada Gabiley

0
1128

Gabiley (HargeisaPress) – Β Wasiirka horumarinta Caafimaadka Somaliland oo maanta soo gaadhay magaalada Gabiley ayaa waxa u kuur galay xaalada Caafimaad ee Cisbitaalada Gabiley sida Cisbitaalka guud, Cisbitaalka Dhimirka iyo Cisbitaalka Tiibiida.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Khaalid Maxamed Aw Daahir – HargeisaPress Β , Gabiley

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here