Madaxweyne Biixi Oo Shaqo La’aanta Dhallinyarada Ku Cabiray 30% Iyo Warbixino Kale Oo 75%...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) –Madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegayΒ in shaqo la’aanta dhallinyaradu laga yaabo inay tahay 30%, halka ayΒ daraasaado iyo warbixino kale oo...

Barnaamij Ku saabsan Doorka Ay Jaamcada Tima-Ade Ku Leedahay Waxbarshada Gobolka Gabiley

0
Gabiley, (HargeisaPress) –Barnaamij xiiso badan oo Ku saabsan Doorka Ay Jaamcada Tima-Ade Ku Leedahay Waxbarshada Gobolka Gabiley. https://youtu.be/w2HleLFiyPU

Xaqiiqdii la xaqirayay rubuc qarniga oo maanta aduunku il gaar ah ku eegayo

0
Hargaysa- Hargeisapress Somaliland waxay iskeed u dhisatay dawlad iyo dal dhal oo burburay,waxay kasoo bilawday xaalad qadhaadh oo qasan,ilaahay wuxuu garansiiyay garaad toosan oo...

Ganacsatada Somaliland Oo Door Weyn Ka Qaatay Shirkii Guulaha Horumarka Somaliland 27 Sano Kadib...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) –Wasaaradda Arrimaha Debadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL waxa ay ku qabatay Hudheelka Grand Hadi ee Magaalada Hargeysa 10-11-kii bisha October shir...

Wajaale: Maamulka Jaamacada Timacade Oo Munaasibad U Qabtay Dufcadii 1aad Ee Ka Baxda Jaamacadaasi

0
Wajaale, (HargeisaPress) –Maamulka iyo masuuliyiinta Jaamacada Timacade ayaa waxa ay munaasibad dhiri gelin ah u qabteen dufcadii koowaad ee ka qalin jabisay Jaamacada Timacade...

Maamulaha Shirkadda Dahabshiil Muxuu Ka Yidhi Heshiiska Caalamiga Ah ee Somaliland Iyo DP World.

0
Hargeysa, (HargeisaPress) –Maamulaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid, ayaa si ballaadhan sharraxaad uga bixiyey fursadaha maal-gashi ee ku dihin Somaliland iyo...

Qodobo Ka Soo Baxay Shirweynihii Lagaga Hadleyay Guulihii Somaliland Ay Gaadhay 27 Sano ee...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) –Shirweynihii lagaga doodayay horumarka iyo caqabadaha hortaagan Somaliland 27 sano ee la soo dhaafay ee ka socday magaalada Hargeysa ayaa maanta si...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Cusub Ee Ballaadhinta Dekeda Berbera.

0
Berbera-10-10-2018-(hargeisapress)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha cusub ee ballaadhinta dekedda iyo Free Zone-ka Berbera.   Munaasibad ballaadhan oo loo...

Safiirka Somaliland ufadhiya Emarites Xasan Hirad oo la kulmay CEO Dpworld ee bariga dhexe...

0
Hargaysa-Hargeisapress Safiirka Somaliland ee u fadhiya Emarites Xasan Yaasiin Hirad wuxuu maanta la kulmay saraakiisha ugu sarsaraysa shirkadda DPWORLD gaar ahaan CEO ahna maamula...

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibeda Somaliland Oo Waftigii Beesha Caalamka Si Qotodheer Ugu Sharraxay Guulaha...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) –Wasiir Sacad Cali Shire waxa uu tilmaamay in ictiraaf la’aantu safka hore kaga jirto caqabada Somaliland hortaagan muddadii 27-ka sano ahayd ee...