“Shirkadaha Dahabshiil Waxay Noqon Doonaan Kuwa ugu Horreeya ee Fuliya Sharci loo Dejiyo Lacagaha...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Maamulaha guud ee shirkadaha Dahabshiil ayaa sheegay in Dahabshiil, eDahab iyo Somtel ay diyaar u yihiin fulinta iyo meel-marinta sharci kasta oo ku...

Madaxweynaha Somaliland oo Amray in Dawladda lagu wareejiyo Laabka Shidaalka lagu Baadho ee Berbera

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Amar ku bixiyey in Laabka lagu baadho tayada Shidaalka lagu shubayo Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera Shirkadda...

Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inaanay Aqoonsanayn Baasaaboorka Dawladda Soomaaliya

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inaanay wakhtigan aqoonsanayn in dalkeeda lagu galo Baasaboorka Soomaaliga ee dawladda Soomaaliya. Caroline Nokes, oo ah Wasiirka socdaalka ee Ingiriiska...

Sheekh Dirir: Maalin walba Wax Uskagaysan ma Horistaagi Karayne, aynu Shareecada Ilaahay isku Xukunkeeda...

0
“Nimankii sameeyey xeerkan waxay ku bilaabeen in xeerku waafaqsan yahay shareecada islaamka, mana waafaqsana, oo Ilaahay bay ka been-abuurteen. Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir. Hargeysa,...

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Soo Bandhigtay Xeerarka Hagayaasha Iyo Siyaasadda Ee Lagu Dhaqi...

0
“Waxaynu Ku Soo Wada Shaqaynaynay  Wasaaraddaha Iyo Hay’addaha Kala Duwan Ee Qaranka Somaliland Loogu Shaqaynaayey Male Iyo Odayeyn Maanta Waxaynu U Wada Joogna Iyada...

Xulka Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Ku Guuleystey Tartankii Koobka Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Xulka dawladda Hoose ee magaaladda Hargeysa ayaa ku guuleystey tartankii kooxaha heerka koowaad, labaad iyo saddexaad ee koobka xidhiidhka kubadda cagta...

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Ballanqaaday Ku Dhaqanka Talooyin lagu Hagaajinayo Garsoorka dalka.

0
“Waxaan ballanqaadayna hay’ad Garsoor ahaan, inaan hirgelino, dhamaan arrimaha naloo soo jeediyey. Aduunka wax dhamaytiran ma jiro..” Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Prof Adan X Cali. Hargeysa,...

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Si Adag Uga Hadley Safarka Uu Madaxweynaha Maamulka Garoowe Ku...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulamo maalmihii ugu danbeeyey magaalada Hargeysa ku dhex...

Wasiir Khaliil Oo Si Adag Uga Hadlay Xeerka Kufsiga + Xukuumadda Iyo Xisbiyada Qaranka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Wasiirka Diinta Iyo Aw-qaafta Somaliland Sh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa waxaa uu ka hadley xeerka Kufisga oo ay dhawaan golaha wakiiladu...

Xukuumadda Somaliland iyo Axsaabta Qaranka Oo Isla Meel-dhigay In Isku-duubni iyo Qarannimo Lagu Qabyo-tiro...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Shir ballaadhan oo ay wada yeesheen xukuumadda Somaliland iyo axsaabta qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa la iskula gartay in wada-jir iyo iskuduubni...