Wajaale: Maamulka Jaamacada Timacade Oo Munaasibad U Qabtay Dufcadii 1aad Ee Ka Baxda Jaamacadaasi

0
1208

Wajaale, (HargeisaPress) –Maamulka iyo masuuliyiinta Jaamacada Timacade ayaa waxa ay munaasibad dhiri gelin ah u qabteen dufcadii koowaad ee ka qalin jabisay Jaamacada Timacade faraceeda Wajaale.

Dhinaca kale waxaa Munaasibadan ka soo qayb galay Maamulka degmada Wajaale, Maamulka Jaamacada Timacade iyo Ardayda loo qabtay munaasibadaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY