Gabiley: Siyaasi Faysal Qumuj Oo Afur iyo Casho U Sameeyay Masuuliyiin

0
Gabiley (HP): Badhasaabka gobolka Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa ka qayb galay munaasibad afur iyo casho ahayd oo xalay lagu qabtay magaaladda Gabiley. Munaasibadaasi waxaa...

Maayarka Laascaanood Oo Xadhiga Ka Jaray Suuq Cusub

0
Laascaanood (HP): Maayarka magaaladda Laascaanood ayaa maanta xadhiga ka jaray suuq cusub oo laga hirgeliyay magaaladda. Suuqaasi cusub oo ay hirgelisay dawladda hoose ee Laascaanood...

Hargaysa: Haayadda AL HUDA Oo Ciidsiisay Agoonta Ku Xeraysan Daaru-Raxma

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadam Cilmi, ayaa maanta ka qayb galay munaasibad haayadda AL HUDA...

Boorama: Ururka Anfac Foundation Oo Ciidsiiyay 1000 ah

0
Boorama (HP): Ururka samofalka Waddaniga ah ee Anfac Foundation ayaa maanta Dharkii Ciidda u qaybiyay 1000 caruur ah oo isugu jiray kuwo Agoon ah...

Haayadda Kaydka Raashinka Qaranka Somaliland Oo Caawimo Ka Qaybisay Saraar

0
Caynaba (HP): Haayadda u diyaar garrowga iyo kaydka raashinka qaranka Somaliland ayaa maanta caawimooyinka raashin qaybin ah ka fulisay degaamo ka tirsan gobolka Saraarr. Raashinkaasi...

Minnesota: Soomaali Loo Maxkamadeynayo Musuq-maasuq Baasaboor

0
Minnesota (Hargeisa Press) – Nin Soomaali-Mareykan ah, ayaa hor yimid maxkamad ku taalla gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka toddobaadkan kaddib markii ay hay'addaha...

Maayarka Berbera oo Dhagax Dhigay Khayriyo Cusub

0
Berbera (Hargeisa Press)- Maayarka magaaladda Berbera Cabdishakuur Maxamuud Cidin, ayaa maanta dhagax dhigay fagaare cusub oo noqon doona goob dadka lagala hadlo. Goobtan uu maayarku...

Ganacsatadii Ku Hanti Beelay Dabkii Suuqa Waaheen oo Loo Qaybiyay $6,766,418 oo Dollar

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray wejiga labaad ee dhaqaalaha...

Wasiirka Warfaafinta oo Kormeeray Waaxyaha Wasaaradda

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyi-gelinta Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa maanta soo kormeeray qaybaha kala duwan ee waaxyaha wasaaradaasi. Kormeerkaasi waxaa...
Sacdiya Yaasiin Samatar oo Ku Guuleysatay Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Shacabka

Sacdiya Yaasiin Samatar oo Ku Guuleysatay Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Shacabka

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Waxaa la soo gabagabeeyay doorashadii guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya , waxaana ku guuleysatay Sacdiya Yaasiin Samatar...