Boorama: Ururka Anfac Foundation Oo Ciidsiiyay 1000 ah

0
735

Boorama (HP): Ururka samofalka Waddaniga ah ee Anfac Foundation ayaa maanta Dharkii Ciidda u qaybiyay 1000 caruur ah oo isugu jiray kuwo Agoon ah iyo kuwo ka soo jeedda qoysas danyar ah.
Caruurtan Dharka Ciidda loo qaybiyay ayaa ka soo kala jeedda goboladda Awdal iyo Maroodijeex.
Waxaana Dharkaasi caawimadda ah u qaybiyay xubno ka mid masuuliyiinta ururka Anfac Foundation oo ka dhisan gobolka Awdal.
Ma aha makii u horaysay oo ururka Anfac ay sidan oo kale caawimooyin u bixiyaan, balse intii lagu guddo jiray bishan Ramadaan ayay dhawr jeer sidan oo kale kaalmooyin u gaadhsiiyeen dad jilicsan.


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY