Wasiirka Warfaafinta oo Kormeeray Waaxyaha Wasaaradda

0
526

Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyi-gelinta Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa maanta soo kormeeray qaybaha kala duwan ee waaxyaha wasaaradaasi.

Kormeerkaasi waxaa wasiirka ku wehelinayay agaasimaha guud ee wasaaradaasi.
Waxaana wasiirka warbixinayo ka siiyay agaasime waaxeedyadda qaybaha kala duwan ee wasaaradda warfaafinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here