Guddiga Joogtadda Wakiiladda Oo Kulan La Yeeshay Guddiga Waahee
Hargaysa (HP): Guddiga heer qaranka ee Gurmadka iyo Taakulaynta Suuqa Waaheen ayaa maanta kulan la qaatay Gudida Joogtada ah ee golaha Wakiilada.
Waxaanay xildhibaanadi guddigaasi...
Maxay Tahay Khudbadda Uu Madaxweyne Biixi U Jeedinayo Baarlamaanka?
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Isniinta berito khudbad sannadeedkii dastuuriga ahayd hor jeedin doona baarlamaanka.
Waxaana fadhigaasi wada jir u yeelanaya...
Soomaaliya: Guddoonka Golaha Shacabka Oo Go’aan Ka Gaadhay Xildhibaannada Gedo
Muqdisho (HP): Guddoonka Golaha cusub ee Shacabka Soomaaliya, ayaa go'aan aad uga nixiyey Madaxweyne Farmaajo ka gaadhay muran ka taagnaa sharciyadda xildhibaanno iska soo...
“Wasaaraddu waxay shaqaalaha iyo loo shaqeeyahaba ku ilaaliso xeerka…”
Hargaysa (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqo gelinta iyo arrimaha bulshaddaSomaliland ayaa sheegay in wasaaraddu ka shaqaysay inay shaqaalaha iyo loo shaqeeyahaba ku ilaaliso...
Somaliland: Kal-fadhigii Saddexaad Ee Golaha Wakiiladda Oo Furmay
Hargaysa (HP): Kal-fadhigii saddexaad ee golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta dib u furmay.
Kadib markii ay mudaneyaashu soo dhamaystaan fasax ay in muddo ah ku...
Madaxweyne Biixi Oo Todobaadkan Khudbad U Jeedinaya Baarlamaanka
Hargaysa (HP): Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filayaa inuu maalinta Isniinta ee todobaadkan kbudbad sannadeedkiisa u jeedin doona labada gole qaran...
Maxay Ku Heshiiyeen W.Hawlaha Guud iyo D/Hoose Ee Hargaysa?
Hargaysa (HP): Waxaa la sheegay in la soo af-jaray khilaaf muddo u dhexeeyay wasaaradda hawlaha guud ee Somaliland iyo dawladda hoose ee caasimadda Hargaysa.
Khilaafkaasi...
Saylici Oo Ka Qaygalay Xuska 20-Guurada Geeridii Marxuum Cigaal
Hargaysa (HP): Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka qaybgalay xus ballaadhan oo loo sameeyey 20-guurada ka soo wareegtay geerida ALLE ha...
Dr. Gaboose Oo Ku Dhawaaqay Urur Siyaasadeed Cusub
Hargaysa (HP): Siyaasiga caanka ah ee Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa maanta magaaladda Hargaysa kaga dhawaaqay in uu furanayo urrur siyaasadeed cusub.
Inkastoo uu Dr....
Ganacsatadda Somaliland Oo Loogu Baaqday in ay Liisamadda Cusboonaysiistaan
Hargaysa (HP): Wasaaradda Ganacsiga iyo dalxiiska Somaliland ayaa ugu baaqday ganacsatadda ay Liisamadu ka dhaceen in ay si dhakhso ah u soo cusboonaysiistaan Liisanka...