Guddiga Joogtadda Wakiiladda Oo Kulan La Yeeshay Guddiga Waahee

0
502

Hargaysa (HP): Guddiga heer qaranka ee Gurmadka iyo Taakulaynta Suuqa Waaheen ayaa maanta kulan la qaatay Gudida Joogtada ah ee golaha Wakiilada.

Waxaanay xildhibaanadi guddigaasi su’aallo ka waydiiyeen halka ay marayso hawsha xoolaynta dadkii ku hanti beelay suuqa Waaheen ee gubtay.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here