Ganacsatadda Somaliland Oo Loogu Baaqday in ay Liisamadda Cusboonaysiistaan

0
758

Hargaysa (HP): Wasaaradda Ganacsiga iyo dalxiiska Somaliland ayaa ugu baaqday ganacsatadda ay Liisamadu ka dhaceen in ay si dhakhso ah u soo cusboonaysiistaan Liisanka ganacsiga.
Xamse Xaamud Guuleed, agaasimaha guud ee wasaaradda Ganacsiga iyo dalxiiska Somaliland oo arrintaasi ka hadlay ayaa sheegay in wasaaradu ay muddo kooban u qabatay ganacsatadda cusboonaysiinta Liisadda.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here