Afhayeenka Kulmiye Oo Dhaliilo Culus U Jeediyay Guddoomiye Xirsi

Hargaysa (HP): Afhayeenka Xisbiga Kulmiye C/Naasir Buuni, ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan. C/naasir...

Somaliland oo Shaacisay inay Joojinayso Wadahadallada Soomaaliya

Hargaysa(HP): Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay joojinayso wadahadallada u dhexeeyey maamulka Soomaaliya, haddii ay ku sii socdaan midho-dhal la'aanta ay ku toban...

Somaliland: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo U Jawaabtay Guddoomiyaha WADDANI

Hargaysa (HP): Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal shalay ka soo yeedhay guddoomiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo dhaliilo u...

Wasiirka Caafimaadka Oo Laba Unbalance Ku Wareejiyay Ceelal iyo Dhoqoshay

Berbera (HP): Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) ayaa maanta laba gaadhi oo ambalaas ah, ku wareejiyay deegaannada Ceelal iyo Dhoqoshay,...

Banaanbax Lagu Taageerayo Dooddii Baarlamaanka UK Oo Ka Dhacay Boorama

Boorama (HP): Banaanbaxyo waaweyn oo lagu taageerayay doodii la xidhiidhay qadiyadda aqoonsiga somaliland ee dhawaan la hor geeyay baarlamaanka Ingiriiska ayaa maanta ka dhacay...

Maamulka iyo Shaqaalaha Cusbitaalka Sheekh Oo Si Weyn Uga Dhex Muuqday Banaan Bixii Maanta

Sheikh (HP): Dadweynaha degmadda Sheekh ee gobolka Saaxil ayaa maanta sameeyay isku soo bax balaadhan oo ay ku taageerayeen doodii dhawaan la hor geeyay...

Banaanbax Lagu taageerayay Dooddii Baarlamaanka UK Oo Burco Ka Dhacday

Burco (HP): Banaanbaxyo waaweyn oo lagu taageerayay doodii la xidhiidhay qadiyadda aqoonsiga somaliland ee dhawaan la hor geeyay baarlamaanka Ingiriiska ayaa maanta ka qamsoomay...

Maayarka Boorama Oo Bogaadiyay Dooddii Baarlamaanka UK Ee Qadiyadda Somaliland

Boorama (HP): Maayarka magaaladda Boorama Maxamed Axmed Warsame, ayaa si weyn u bogaadiyay doodii uu todobaadkan baarlamaanka dalka UK ka yeeshay qadiyadda aqoonsiga Somaliland....

Maayarka Laascaanood Oo Soo Bandhigay 20 Mashruuc Oo ay Sanadkan 2022 Fulinayaan

Laascaanood (Hargeisa Press): Kal-fadhigii afraad ee golaha deegaanka degmadda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo socday muddo saddex maalmood ayaa maanta la soo gebagabeeyay. Waxaana...

Banaanbaxyo lagu taageerayo Baarlamaanka Ingiriiska oo ka dhacay gobollada iyo degmooyinka Somaliland + SAWIRO

Hargeysa (HargeisaPress) – Dadweynaha Somaliland ee ku nool gobollada iyo degmooyinka Somaliland ayaa saaka iskugu soo baxay banaanbaxyo ay ku taageerayaan doodii Baarlamaanka Ingiriisku...

Latest News