Buuhoodle: Wasaaradda Biyaha Oo Dib U Kicisay Ceel Biyood

Buuhoodle (HP): Maamulka iyo bulshada gobolka Buuhoodle ayaa ka mahad celinayay Ceelka Faarax Bulay oo ay Wasaaradda Biyaha Somaliland dib u Kicisay. Ceelka Faarax-bulay ee...

Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Oo U Qori-tuurtay Kooxaha Horyaalada Dalka

Berbera (HP): Wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland ayaa qabatay munaasibad loogu Qori-Tuurayay kooxaha ka qayb gelaya tartanka Kubadda Cagta ee Horyaalada dalka. Xafladaasi oo xalay...

DAAWO: Shirkadda Sagal Jet Oo Abaal-marisay Shaqaaleheedda Ugu Wanaagsanaa 2021-kii

Hargaysa (HP): Shirkadda daabacaadda casriga ah ee SAGAL JET ayaa abaal-marrino guddoonsiisay shaqaalaha shirkadaasi ee ugu wanaagsanaa sanadkii tegay ee 2021-ka. Abaal-marinta shaqaalaha...

Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Oo Ka Hadlay Muhiimadda Ay Leedahay Barashadda Quraanka

Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa ku booriyay guud ahaanba bulshadda reer Somaliland in ay...

Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ansixiyay Miisaaniyad Sanadeedka 2022-ka

Hargaysa (HP): Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta duuduub ku ansixiyay miisaaniyad sanadeedka qaranka ee 2022-ka, taasoo muddooyinkan ba ay xildhibaanadu doodeedda ku guddo jireen. Waxaanay...

SAGAL JET Oo U Dabaal Degtay 15 Guurrada Ka Soo Wareegtay Markii La Aasaasay

Hargaysa (HP): Shirkadda daabacaadda casriga ah ee SAGAL JET oo ka hawl gasha dhamaanba goboladda dalka somaliland ayaa u dabaal degtay 15 guuradda ka...

“Ciyaarihii dalka laga soo qabtay waxaa laga maalgeliyay miisaaniyadda wasaaradda”…

Hargaysa (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland C/rashiid Caydiid Yaasiin, ayaa sheegay in sanadkan cusub ay u qorshaysan tahay in ay...

Wasaaradda Deegaanka Oo Wacyigelinta Ilaalinta Duur Joogta Ka Fulisay Sanaag

Ceerigaabo (HP): Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Somaliland ayaa wacyigelin balaadhan oo ku saabsan ilaalinta deegaanka iyo duur joogta ka fulisay gobolka Sanaag. Waxaana...

Dawladda Hoose Ee Laascaanood Oo Bilawday Dhismaha Buundo Muhiim ah

Laascaanood (HP): Dawladda hoose ee degmadda Laascaanood ayaa maanta ka fulisay xaafadda magaaladaasi ka mid ah qorshe waddo banayn ah oo laga fuliyay Toga...

Somaliland Oo Hirgelinaysa Hal-beegyada Caalamiga Ee Sisaabaadka Dawladda IPSAS

Hargaysa(HP): Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Xafiiskeeda Xidhiidhinta Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda iyo Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dawladda ayaa si wada jir ah tababar ugu qabtay...

Latest News