Madaxwaynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Looggu Sameeyay Marxuum Muj Abiib Diiriye Nuur

0
131

Hargeysa,(HargeisaPress)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Mujaahid Abiib  Diiriye Nuur (Abiib Timacad) oo ku geeriyooday Dalka Jarmalka balse maanta la keenay laguna aasay Xabaalaha Baqiic ee Hargeysa.

Waxa Aaska Marxuumka ka qaybgalay masuuliyiin kala duwan oo isugu jira Xildhibaano, wasiiro, siyaasiyiin, asxaabta xisbiyada, madax-dhaqameed, aqoonyahano, waxgarad iyo bulshada qaybeheeda kala duwan oodhan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here