Agaasimihii Hore Ee Wasaarada Shaqada & Arimaha Bulshada Iyo Agaasimaha Cusub Oo Xilkii La...

0
Hargaysa (HargeisaPress) – Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo tecnoolajiya Somaliland ayaa xilkii u kala wareejiyay Agaasimihii Hore ee wasaarada shaqo galinta iyo arimaha bulshada Maxamed...

Shirkadda Laga Leeyahay Dalka Oman oo Maal-gelin Ku Samayn Doonta Warshada Sibidhka Berbera

0
Hargeysa (HargeisaPress) – Shirkada Raysut Cement ee laga leeyahay dalka Oman ayaa shaaca ka qaaday qorshe shirkad soo saaraysa Sibidhka ay kaga dhisayso Magaalada...

Weftigii Madaxweynaha Somaliland oo Sheegay in aanay Soomaaliya Waxba Yeelaynin Cilaaqaadka ay la Yeelanayaan...

0
Conakry,(HargeisaPress) —Weftigii  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland  Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ee booqashada ku joogay magaalada Conakry ee dalka Guinea ayaa sheegay in aanay dawladda...

Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Farac Cusub Ka Furanaya Burco + SAWIRRO

0
Burco (Hargeisa Press.com): Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland Farxaan Aadan Haybe, ayaa shaaciyay in dabayaaqadda sanadkan magaaladda Burco laga furi doono Farac ka mida...

Soomaaliya Oo Xidhiidhka U Jartay Dalka Ginei Conokory

0
Muqdisho (Hargeisa Press.com): Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay xidhiidhkii diblomaasiyadeed u jartay dalka Ginei Conokory. Tallaabadaasi oo loo arko mid ay Soomaaliya...

Hargeysa: Wasaaradda warfaafinta Oo Munaasibad Casuumad U sameeyay Tafatiraha Wakaalada Reuters

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Mukhtaar Maxamed Cali  ayaa xalay Munaasibad Casuumad U sameeyay Tafatiraha Wakaalada Wararka ee...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Shir-gudoomiyey Kulankii 2aad Ee Nafaqaynta Hooyada iyo Dhalanka

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweyne ku xigenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka gudoomiyey Shirka Nafaqada hooyasa iyo dhalaanka. shirkaaa oo...

Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey...

0
Conakry,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo maalintii shalay safar shaqo waddanka kaga ambo-baxay, ayaa maanta gaadhay caasimadda dalka Jamhuuriyadda...

Maayarka Berbera Oo Sheegay In Dadka Ajaanibka Ay Magaaladda Ka Saarayaan

0
Hargeysa (Hargeisa Press.com): Duqa  Berbera Cabdishakuur Maxamuud Cidin,  ayaa sheegay in magaalada ay ka masaafurinayaaan qofkastoo haya shaqo uu qaban karo qof muwaadin ah. Waxaanu...

Xidhibaanka Soomaaliga ee loo doortay baarlamaanka Yurub oo laga codsaday ‘inuu dibadda u baxo’

0
Xildhibaanka xisbiga Green u matala baarlamaanka Yurub ayaa ku dooday in laga codsaday in dibadda uga baxo dhismaha baarlamaanka Yurub oo ku yaalla Strasbourg,...