Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiirkiisa Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin Oo Isku Khilaafey Badelka Wasaaradda...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) –Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirkiisa Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed,ayaa la sheegay in ay isku khilaafeen isku shaandhayn lagu Sameeyo Golaha...

Faa’iidooyinka caanaha geela oo ay dunida imika ku baraarugtay

0
Isticmaalka caanaha Geela ayaa maalman aad ugu soo batay dunida. Dalka Australia ayaa ka mid ah dalalka aadka looga isticmalo oo waxaa haatan ka...

Muqur-maalka ka hawlgalayey dhismaha cusub ee Dekedda Berbera oo Shaqo-joojin sameeyay

0
Berbera,(HargeisaPress) –Qaar ka mid ah Shaqaalaha Muqur maalka ah ee ka hawl geli jiray dhismaha cusub ee Dekeda Berbera ay ka wado shirkada Dp...

Warbaahinta Guinea: Somaliland Waxay Muunaysay Madaxweyne Alpha Conde iyo Calanka Guinea

0
Conakry,(HargeisaPress) –Warbaahinta Jamhuuriyadda Guinea ayaa baahiyey sida shacbiga reer Somaliland u muuneeyeen isla markaana caasimadda Hargeysa ay u qabsadeen sawirrada Madaxweyne Alpha Condé iyo...

Ciidanka Booliska Iyo Maamulka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Rabshadihii Shalay Ka Dhacay Burco

0
Burco,(HargeisaPress) –Taliska Ciidanka Booliska Somaliland,Maamulka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Rabshadihii Shalay Ka Dhacay Burco  “Uma Dul Qaadanayno Cida Amaanka Lid Ku Ah” Taliye...

Gudoomiyaha SOLJA Oo london Kaga Qayb Gelay Shir Caalamiya oo Saxaafada ah + SAWIRRO

0
ISTANBUL, (HargeisaPress) – Gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac “Xuuto” ayaa ingiriiska kaga qayb gelaya shir caalamiya oo ku saabsan Saxaafada...

Somliland: Ururka SOLJA Oo Fariimo Muhiim Ah U Kala Diray, Warbaahinta,Xukuumada Iyo Goleyaasha Qaranka.

0
Hargeysa(HargeisaPress) –Ururka suxufiyiinta somaliland ee Solja ayaa fariin muhiim u diray guud ahaan hawl wadeenada warbaahinta somaliland, xukuumada, goleyaasha qaranka iyo waxgaradka somaliland. Warsaxaafadeed ka...

Faysal Cali Waraabe oo Xukuumadda Biixi ku eedeeyey inay Daawade ka tahay Dagaal Beeleedka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay dagaalka Ceel-afweyn, isla markaana sheegay inay Xukuumadda Somaliland ku fashilantay deminta colaaddaas,...

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka Hadlay Go’aanka Golaha Deegaanka Birmingham ku Aqoonsaday Somaliland

0
Hargeysa(HargeisaPress) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa dhambaal Hambalyo ah u diray  Golaha Deegaanka Ee Birmingham oo Isniintii shaaciyey inay aqoonsadeen JSL. Sidaasna...

Sheekh C/laahi Cali Jawhar Oo Ceeb Afweyn Ku Tilmaamay Colaad Beeleedka Mar Kale...

0
Boorama (Hargeisa Press.com): Sheekh C/laahi Sheekh Cali Jawhar, oo hogaaminayay  guddigii culimadda ee ka qayb qaatay dhex dhexaadintii colaad beeleedka Ceel Afweyn ayaa ka...