Wargeyska The Independent: Maxamed Morsi ‘waa la dilay’

Saraakiisha ammaanka dalka Masar ayaa lagu eedeeyay inay dileen madaxweynihii hore ee dalkaas, Maxamed Morsi, qaar kamid ah qaraabad iyo ehelka madaxweynaha ayaa sheegay...

Xarunta Xuquuqul Insaanka Oo Ka Hadashay Laba Telefishan Oo Xukuumada Somaliland Xidhay

Hargeysa,(HargeisaPress)—Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay canbaaraynaysaa xayiraada la saaray telefishanada madaxa banaan ee Eryal iyo Horyaal.  18, Juun 2019 Booliiska Somaliland waxay albaabada u laabeen xarumaha...

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Ganafka Ku Dhuftay Codsi Uga Yimid Guddida Doorashooyinka...

Hargeysa,(HargeisaPress)—Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ganafka ku dhuftay codsi uga yimid guddida doorashooyinka somaliland. Codsiga ka yimid guddida doorashooyinka ayaa la xidhiidhay martiqaad ay...
video

UCID iyo Waddani Oo Canbaareeyay Xayiraadda Xukuumadu Saartay TV-yadda Horyaal iyo Eryal

Hargaysa (HargeisaPress.com): Xisbiyadda mucaaradka ah ee UCID iyo Waddani ayaa canbaareeyay xayiraadda ay xukuumadda Somaliland saartay telefishanadda Horyaal iyo Eryal, oo saaka la xidhay...

Gaadiid Shixnaddo Kasoo Rarey Dekedda Berbera Oo Lagu Xanibey Kaantaroolka Galbeed Magaalada Berbera +...

Berbera ,(HargeisaPress)—Boqolaal kamid ah Gaadiidka Shixnadaha Alaabaha kala Duwan kasoo qaadey Dekedda Magaalada Berbera ayaa markii u horeysay, Amar Xayiraad ah loogu Xanibay Barta...

Shir-weynihii Beel-weynta Isaxaaq Carre ee dalka Ingiriiska Oo Ka Qabsoomay Birmingham Ee Dalka UK...

Birmingham,(HargeisaPress) — Shir-weynihii Beel-weynta  Isaxaaq Carre ee dalka Ingiriiska ayaa maanta si rasmiya uga furmay magaalada  Birmingham  ee dalkaasi. Shir-weynahan oo ahaa mid mugle...

Shirka Qurba-joogta Soomaaliyeed oo ka furmay Isanbul iyo Hormuud Telecom oo maal-galisay + SAWIRRO

ISTANBUL,(HargeisaPress) —Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa maanta ka furmay shirka Qurba-joogta Soomaaliyeed oo soconaya muddo Afar cisho ah. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed...
video

Madaxweynaha Somaliland oo ka qaybgalay aaska marxuum Abwaan Jebiye oo galabta lagu aasay Hargeysa

Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu galabta ka qaybgalay aaska Marxuum Abwaan Saxardiid Maxamuud Cilmi (Abwaan Jebiye) oo lagu aasay...

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo u Mahadcelisay Ciidanka Booliska iyo Masuuliyiin Kala Shaqeeyey Furitaanka Imtixaanka...

Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliand ayaa Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ku ammaantay sidii ay u sugeen ammaanka goobaha uu maanta ka furmay...

Sooyaalka Abwaan Saxardiid Jebiye Oo Saaka Hargaysa Ku Geeriyooday

Hargeysa,(HargeisaPress) — Allah ha u naxariistee waxa magaalada Hargaysa ku geeriyooday abwaankii weynaa ee Saxardiid Maxamuud Cilmi oo ku magac dheeraa Saxardiid Jebiye. Saxardiid Jabiye...

Latest News