Hargeysa: Wasaaradda warfaafinta Oo Munaasibad Casuumad U sameeyay Tafatiraha Wakaalada Reuters

0
735

Hargeysa,(HargeisaPress) —Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Mukhtaar Maxamed Cali  ayaa xalay Munaasibad Casuumad U sameeyay Tafatiraha Wakaalada Wararka ee Reuters. Kuwaasi oo maalmihii u dambeeyey booqasho ku joogay caasimadda Hargeysa.

Munaasibad Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta waxa ku wehelinayey Agaasimaha Waaxda Qorshaynta ee Wasaaradda Warfaafinta Cabdiqaadir Askar, Agaasimaha Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA, Cumar Maxamed Faarax, Maareeyaha TV Qaranka Maxmed Xasan Cali ( Waji), Fanaanin iyo marti sharaf kale.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here