Somaliland oo War Ka Soo Saartay Markab Shidaal Sida oo Soo Gaadhay Dekeda Berbera

0
1457

Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta war ka soo saartay Markab weyn oo sida ilaa 14 Kun oo tan oo shiidaalka Naafatada ah oo todobaadkan soo gaadhay dekeda magaalada Berbera.

Markabkan ayaa waxaa uu siday ilaa 14 Kun oo tan oo Shiidaalka Naafatada ah

Waxaana Shiidaalka Markabkaasi siday iska lahaa Shirkadda lagu magacaabo Taraafu-guura.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here