Wasiirka arimaha Dibadda oo ka hadlay marti qaad ay Somaliland u fidisay Nicholas...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasiirka Arimaha dibadda Somaliland Managed Biixi Yoonis ayaa sheegay in Xukumadda Somaliland martiqaad u fidaysay Wakiilka Qaramada midoobay u qaabilsan Somalia Nickolas...

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo ka Hadlay Dad la Xidh-Xidhay, farriinna u diray Darawaliinta...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in dad tira badan lagu xidh-xidhay Hawl galo Ciidanka Boolisku sameeyeen...

Shir looga hadlayo Dhibaatooyinka Guurka khasabka ah oo London ka Furmay

0
LONDON -- In ka badan 700 million oo dumar ah ayaa la guursaday iyaga oo aan gaadhin da’dii saxda ahayd sida lagu sheegay warbixin...

Golaha Deegaanka Gabiley oo Fashilmay Ka dib Markii ay Aqbaleen Kalfadhi aan Caadi -ahayn...

0
Gabiley,(HargeisaPress) — Xildhibano ka tirsan golaha deegaanka degmada gabiley ee xarunta gobolka gabiley ayaa qabtay, Kalfadhi aan caadi -ahayn kalfadhigan degdega ahaa oo lagaga...

Nuxurka Kulan Caawa Hargeysa Ku Dhexmaray Musharaxa Madaxwaynaha UCID Iyo Madaxdhaqmeedka & Waxgarad Ka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa Caawa guri ku yaala degmadda Ibraahim Koodbuur ee magaaladda Hargeysa kulan kula yeeshay Madaxdhamqeed,...

Gudida Dhismaha Wadada udhaxaysa Alleybadey iyo Arabsiyo Oo Umahad Celiyay Xildhibaan Amiin Cumar Cabdi...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Xubnaha Gudida Dhismaha Wadada Degmada Alleybadey ilaa Arabsiyo ayaa, mahad naq jeediyay Xildhibaan katirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley,Xildhibaan Maxamed Amiin Cumar Cabdi(Amiin-Cumar...

Baarlamaanka Puntland oo Ansixiyay Xeerka Saxaafadda iyo Saxaafada Madaxa-Banaan Oo ka hortimid

0
Garoowe,(HargeisaPress) — Xildhibaannada baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Isniin ah ansixiyay xeerka saxaafadda Puntland oo ay dhawaanahan ka doodayeen, waxaana ansixintan kasoo horjeestay qaar...

“Waxaanu Wadnaa Inaanu Qandaraas Ku Bixinno Shirkaddii Dhigi Lahayd Doog Hargeysa Stadium”Agaasimaha Wasaarada Ciyaaraha

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Agaasimaha Guud ee wasaaradda dhalinyaradda, ciyaaraha iyo dalxiiska Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa shaaca ka qaaday inay diyaarinayaan inay qandaraas ku...

Somaliland: Shirkadda AL-NUUR oo Dharkii Ciidda u soo iibisay 429-Ilmood oo Agoomo ah +...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Shirkadda Al Nuur Furniture, ayaa maanta ugu deeqday caruurta agoomaha ku jira xarunta magaaladda Hargeysa dharkii ay ku ciiddi lahaayeen, kaas oo...

Somaliland: Warfaafinta Oo Hirgelisay Sanduuq Dhaqaale Oo Lagu Kaalmaynayo Hawl-waddeennada

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Masuuliyiinta wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland ayaa shir balaadhan oo ka qabsoomay xarunta wasaaradda kala qayb galay guud ahaan shaqaale weynaha...