Diyaaradda laga leeyahay Wadanka Malaysia oo lagu qarxiyey bariga Ukraine

0
Kiev, (HargeisaPress) — Madaxweyne Ku Xigeenka Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in diyaaraddii rakaabka ee ay lahayd Malaysia hawada sare lagu qarxiyey bariga Ukraine. Saraakiisha...

Somaliland: Wasiirka Macdanta Oo Jawaabay Kulul Ka Bixiyay Eedaymo Ay Xisbiga UCID U Soo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland ayaa iska fogeeyey eedo musuqmaasuq kuwaasi oo uu usoo jeediyey Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID,waxaan...

Shirkada Laydhka ee HECO ayaa Bulshada reer Burco ku Haysa Tacadi aan ilaa Hada...

0
Burco , (HargeisaPress) — Bilihii la soo dhaafay ayay bulshada reer burco iyo kuwa togdheerba ku hayeen tacadi ka baxsan qaabka loogu adeego dadka...

Xukuumada Somaliland Oo Si Adag Uga Digtay Sheegatashada Dawlada Somaliya ee Maamulka Hawada

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Fadhigii Golaha Wasiirada Xukuumada Siilaanyo oo maanta uu shirgudoominaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md:Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacii Saylici ayaa lagaga dooday sidii...

Odinga oo Dowladda Kenya ku Eedeeyay in ay Wax ka qaban wayday Amniga

0
Nairobi, (HargeisaPress) — Ra’iisul wasaarihii hore ee Kenya, ahna hoggaaminayaha isbahaysiga mucaaradka ah ee CORD, Raila Odinga ayaa ku eedeeyay xukuumadda Kenya inaysan ciidamadeedu...

Xisbiga UCID Oo Wasiirka Macdanta Ku Eedeeyey In Uu Si Sharci Darro Ah Uu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa ku eedeeyey Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland Md:Xuseen Axmed Ducaale in uu shirkad macdan...

Madaxweynaha Somalia iyo Xubno kale oo lagu eedeeyay in ay Lunsadeen Hantidii Soomaaliya ee...

0
Muqdisho, (HargeisaPress) — Guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka xayiraadaha hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea ayaa warbixin ay soo saareen eedeyn ugu jeediyay...

Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryeynta Oo Soo Bandhigtay Qaadashada Liisamada Wadista Gaadiidka Oo Qaab...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasaaradda Hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland oo kaashanaysa shirkad Casriyaysay Liisamada Baabuurta ayaa maanta soo bandhigtay qaab cusub oo loo Sameeyay Sharciga(Liisanka)...

Tartanka Al Waxyayn Ee QUR’AANKA Iyo XADIISKA Oo Si Rasmi Ah Uga Furmay Magaalada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Waxa si rasmi ah uga furmay Hotel Ambassador ee magaalada Hargaisa Wareegii 2aad ee Tartanka QUR'AANKA iyo XADIISKA ee Al Waxyayn...

Qarax ay Dad badani ku Naf-waayeen oo Maanta ka dhacay dalka Afghanistan + SAWIRRO

0
Kabul, Afghanistan ,(HargeisaPress) — Ugu yaraan 89 ruux ayaa geeriyootay ,iyadoo tiro intaa ka bandanna ay ku dhawacmeen qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa...