Muuse Cabdi Axmed

Sarkaal U Shaqaynayey Hay’adda NRC Xafiiskeeda Somaliland oo Ku Geeriyooday Weerarkii Hutelka Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press) — Muuse Cabdi Axmed oo ahaa Sarkaalka Hay’adda NRC Xafiiskeeda Somaliland u shaqaynayey ayaa ku geeriyooday weerarkii ay Al-Shabaab ku qaaday...

Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Geerida General Galaal, Farriina U Diray Shacabka Soomaaliya

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Guddoomiyaha Xisbiga Muraadka Somaliland ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay qaraxii iyo weerarkii shalay kooxda Al-shabaab ku...

Guddoomiyaha ONLF: Dowladdu Si Joogto Ah Ayay Weerar Noogu Haysaa

0
Jigjiga (Hargeisa Press) — Guddoomiyaha Ururka ONLF Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi Maadey ayaa ku eedeeyay xukuumadda Dawladda Deegaanka Soomaalida inay ku hayso weerar toos ah...

Xukuumadda oo Iska Difaacday Eedo Xisbiga Waddani U Jeediyey

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Wasiirka wasaaradda horumrinta caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi ayaa ka hadlay talaabooyinkii ay soo saareen guddidii heer qaran ee xakameynta...

Heshiis Laga Gaadhay Arday Danyar Ah oo Deeq Waxbarsho Heshay oo Jaamacada Hargeysa Cadhisay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Wasaaradda Waxbrashada iyo Sayniska Somaliland iyo guddida boodhka sare ee Jaamacadda Hargeysa ayaa isfaham ka gaadhay deeqdii Waxbarasho ee ardaydii...

Hotel Ku Yaalla Muqdisho oo Qarax Lala Beegsaday iyo Dabley Gashay

0
Muqdisho (Hargeisa Press) — Qarax xooggan ayaa ka dhacay hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho, oo ku yaalla waddo aada garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Warar...

Wefti Ka Socda Dowladda Ruushka oo Somaliland Soo Gaadhay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Wefti ka socda Dowladda Ruushka, ayaa maanta soo gaadhay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Weftigan ayaa waxaa hoggaaminayay Agaasimaha Xafiiska iskaashiga Dhaqaalaha...

Hargeisa Water Agency Stuns Customers With Mandate Of A New $50 Water Meter

0
HARGEISA — In a letter to its customers, Hargeisa Water Agency informed its customers that it has acquired new meters with new features that...

Jaaliyadda Somaliland Ee UK oo Ka Mid Noqday Jaaliyadaha Uu Xanuunka Covid_19 Dadka Badan...

0
London (Hargeisa Press) – Jaaliyadda Somaliland ee ku nool dalka Ingiriiska, ayaa ka mid noqday Jaaliyadaha uu Xanuunka Covid_19 saamaynta xun ku yeeshay isla-markaana Dadka...
Abwaan Laabsaalax iyo Ismaaciil Cumar Geelle

Abwaan Laab-saalax Muxuu Ka Yidhi, Musharraxnimada Madaxweynaha Jabuuti?

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax) oo ka qaybgalay Xaflad lagu Taageerayo Musharraxnimada Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, oo lagu qabtay...