Daawo Farshaxanka Aamin Camir Oo Sawiro Ku Muujiyay Mooshinka Madaxweyne Xasan Sheekh Laga Keenay Baarlamaanka

0
1515

MOGADISHU, (HargeisaPress) — Mooshinta ka dhanka ah Madaxweynaha Somalia ee baarlamaanka hor yaala ayaa magaalada Muqdisho ka abuuray Xaalad siyaasadeed oo ku aadan fulinta mooshinkaasi iyo sidii loo dambabasi lahaa ee madaxweynaha looga baajin lahaa xilka xayuubinta.

SHIR copy

 

MIISAAN copy

 

Farshaxanka Aamin Camir, ayaa sawir kartoon ku muujiyay qorshe cusub oo hogaanka golaha wasiirada iyo golihiisu wadaan oo ku aadan sidii lacagta lagu dambabasayo mooshinka ee la siin lahaa xildhibaannada Madaxweynaha diidan aanay wasiirada u dhaafi lahayn.

mooo2 copy

moshin kk

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here