Jamaal Cali Xuseen Oo Hadhimo Sharafeed Ku Marti Qaaday Guddida Qaban Qaabada Shirweynaha Xisbiga Ucid.

0
834

Hargeysa, (HargeisaPress) —Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, Gudoomiye ku xigeenka saddexaad Muj.  Cali  Yussuf Cali Guray, iyo Xoghayaha Gollaha Dhexe Xasan Cismaan Sabce oo maanta qado sharaf ku maamuusay Shantii xubnood ee ay hore u shaaciyeen inay noqdaan, Guddida Qabanqaabada Shirweynaha loo mudeeyay inuu qabsoomo 45 cisho gudahood oo 19 tageen.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here