Qaadashada Kaadhka Codbixinta Burco Oo Gaabis Badani Ka Muuqdo+Kaadhadhkii Codbixinta Oo Goobihii Laga Qaadanayey Wali Buuxa

0
977

Burco, (HargeisaPress) —Qaadashada kaadhka codbixiyayaasha magaalada Burco oo socota muddo shan cisho ah ayaa waxa ka muuqda gaabis badan,iyaga oo bulshada magaalada Burcona badankooduna aanay qaadan kaadhka codbixinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here