Xuutiyiinta oo Sheegay Inay Qabqabteen Kumanaan Ciidammada Sucuudiga Ah

0
Sanca (Hargeisa Press) – Jabhadda Xuutiyiinta ee dagaallada ka wada Dalka Yemen ayaa sheegay in weerar ay ka fuliyeen Xuduudka Yemen la wadaagto Sucuudiga,...

Maamulka Wajaale Oo Fuliyay Ol’ole Lagu Banaynayo Waddooyin Xidhmay

0
Tog-Wajaale (HP): Maamulka magaaladda Tog-wajaale ayaa saaka ol’ole suuqyadda magaaladaasi ka fuliyay hawl-gallo lagu sameeyay dhismeyaasha iyo meheradaha ganacsi ee wadooyinka soo galay. Ol’olahaasi ayay...

Safiir Mareykan Ah oo Maxkamad Loo Soo Taagay Lacag Uu Ku Qaatay Ka Shaqaynta...

0
Washington (Hargeisa Press) – Safiir hore oo Mareykan ah, ayaa qirtay dambi ah inuu si sharci darro ah ugu ololeeyey dowladda Qatar, islamarkaana uu...

Dugsi Somaliland ah Oo Tayadiisa Waxbarasho Lagu Ammaanay Fagaareyaasha Caalamka

0
Hargaysa (HP): Dugsi ka furan caasimada Hargeysa ayaa tayadiisa waxbarasho lagu ammaanay fagaarayaasha caalamka, kuna mutaystay inuu magaca dalkiisa Somaliland raaciyo iskuulada caalamka laga...

Shiinaha oo Ballaadhinaya Dhismaha Saldhigiisa Hawada Sare

0
Beijing (Hargeisa Press) – Shiinaha, ayaa saddex cirbixiyeen oo cusub u diraya saldhiga hawada sare ee Shiinaha bisha June ee foodda innagu soo haysa,...

Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland oo Hambalyo u Diray Maalinta Shuhadda SNM ee 17-ka October

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Axmed Cabdala ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Munaasibada Maalinta Geesiyaasha Qaranka Somaliland oo ah Xuska 37-Guurada Maalinta Shuhadada...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Daah-Furay Qalabka Xadidaada Xawaaraha Gaadiidka (Speed Governor) + SAWIRRO

0
Hargaysa (HargeisaPress)- Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa daah-furtay qalabka xadidaada xawaaraha gaadiidka (Speed governor). Munaaasibada lagu daahfurayey qalabkan oo uu ka qayb...

Golaha Wasiirrada Somaliland oo Gorfeeyey Hirgelinta Nidaamka E-Government (Somaliland E-government system)

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Kal-fadhigii 43-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo ahaa mid aan caadi ahayn oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...

Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La Qaatay Hoggaanka Dalladda Dhallinyarada Somaliland Ee SONYO

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay hoggaanka dallada dhallinyarada heer qaran ee SONYO. Hoggaanka dallada dhallinyarada...

Madaxweynaha Somaliland Oo Caawa Kormeeray Cusbitaalka Guud Ee Hargaysa

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa Kormeer kedis ah ku tegay cusbitaalka guud ee  magaaladda Hargaysa. Waxaanu madaxweynuhu kormeerkiisan ku booqday...