Burcad-badeed Somali ah oo sannado ku xirnaa Kenya oo dib loogu celiyay Somalia +...

0
NAIROBI, (HargeisaPress) —Muwaadiniin Somali ah oo tiradoodu ahayd toddoba qof uguna xirnaa Dalka Kenya Burcad-badeednimo muddo toddoba sano ah ayaa dib loogu soo celiyay...

Sool: Wasaaradda Biyaha Oo Dayactir Ku Samaynaysa Ceelal

0
Laascaanood (Hargeisa Press): Wasaaradda biyaha Somaliland ayaa bilawday hawl-gallo lagu dayactirayo Ceel-biyoodyo ku yaalla gobolka Sool. Hawl-galkaasi oo ay wasaaradu maanta bilawday waxaa gacan ka...

Somaliland: Xildhibaano Ka Tirsan Guurtidda Oo Tababar Loo Soo Xidhay

0
Hargeysa (Hargeisa Press.com): Xoghayaha guud ee golaha Guurtidda  Somaliland Cabdinaasir Aadan Beegsi, ayaa maanta tababar ku saabsan dar-dargelinta hawlaha shaqo ee golaha u soo...

Madaxweynaha Somaliland, Hoggaamiyeyaasha Mucaaridka iyo Shir-Guddoonka Baarlamaanka oo Qodobbo Xaasaasi Ah Ka Hadley

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay hareero joogaan shir-guddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada,  Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo...

Xukuumadda Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Inay Xakamayn Doonto Qiimaha Ascaarta, Iyo Ujeedada Farriin Digniin...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Masuuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska JSL, ayaa ku dhawaaqay inay xakamayn doonaan qiimaha ascaarta, isla markaana waxay digniin u direen...

“Hiigsigayagu wuxuu yahay in aanu soo saarno shaqaale ku qalabaysan xirfad iyo…”

0
Hargeysa (HP): Agaasimaha fulinta ee Machadka hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland, Cumar Iid Qaloonbi, ayaa daboolka ka qaaday in higsigooda koobaad yahay in ay soo...

Somaliland: Guddiga Wanaag Farista Oo Ka Digay In Loo Dabaal-dego Sanadka 2020-ka

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddiga Wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland ee xafiiska Hargaysa ayaa ka digay in dalka laga sameeyo xaflado looga dabaal-degayo sanadka...

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka Hadlay Go’aanka Golaha Deegaanka Birmingham ku Aqoonsaday Somaliland

0
Hargeysa(HargeisaPress) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa dhambaal Hambalyo ah u diray  Golaha Deegaanka Ee Birmingham oo Isniintii shaaciyey inay aqoonsadeen JSL. Sidaasna...

Wasiirka Beeraha Iyo Xubno Ka Tirsan Qaadhaanbixiyeyaasha Taageera Sanduuqa Horumarinta Somaliland Oo Soo Kormeeray...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wefti uu hogaaminayo wasiirka Beeraha Somaliland Maxamed Aw Daahir Ibraahim ayaa safar shaqo oo koremeer ah ku tagay horumarin iyo wax ka...

Cabdi Xaashi oo Ku Gacansaydhay Go’aankii Doorashada Ee Ka Soo Baxay Xukuumadda Soomaaliya

0
Muqdisho (Hargeisa Press) — Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ku gacansadhay go’aankii doorashada ee ka soo baxay xukuumadda...