Daawo Muuqaal: Sheekh Aadan Siiro Oo Khudbadii Jimcaha Maanta Si Adag Ugaga Hadlay Nidaamka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Sheekh Aadan Muxumed Xiiray (aadan Siiro) ayaa khudbadii salaadda Jimcaha ee maanta, si adag ugaga hadlay nidaamka Bangiyadda ku shaqeeya ribadda.           Khudbadda...

Dood Lagu Lafo-gurayo Fursadaha Somaliland oo Lagu Qabtay Washington

0
Washington (Hargeisa Press) – Weftigii Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo maalintii todobaad ku guda-jira safarkoodii shaqo, ayaa waxaa ay kulan dood wadaag ah la qaateen...

Shir Ka Socdey Adhi-cadeeye oo Gogol Nabadeed Laga Soo Saaray

0
Laascaanood (Hargeisa Press) — Shir mudooyinkii ugu danbeeyey ka socdey magaalada Adhi-cadeeye ee gobolka Sool ayaa lagaga dhawaaqay gogol nabadeed oo halkaasi loo dhigay...

Cali Gurey: Go’aanka Maxkamada Sare, Waxaa Looga Gol Leeyahay In Sadex Mudo Kordhinood Lagu...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland, ayaa ka hadley qaraarkii maanta Maxkamada sare ka soo...

Xisbiga Waddani oo Shir Ugu Yeedhay Xubnihiisa Gollaha Dhexe

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xisbiyadda Mucaaradka Somaliland, ayaa ku baaqaya muddaharaadyo laga dhigo dhamaan gobollada dalka oo ay sheegeen in yihiin kuwo si nabad...

Gaalkacayo: Saddex Qof Oo Ku Geeriyooday Bulaacad Ay Biyo Ka Buuxeen

0
Gaalkacayo (HP): Saddex qof ayaa  ku geeriyooday magaaladda Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug kadib markii ay ku duntay Bulaacad ama Suulli la qodayay. Dhacdadaasi ayaa...

Wariye Coldoon oo Xabsiga Laga Sii Daayay

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa maanta waxaa uu dib u helay xorryadiisa kadib markii uu xidhnaa muddo sannad ka badan. Coldoon, ayaa...
Madaxweyne Biixi

Madaxweyne Biixi oo Shacbiga Somaliland Ku Hambalyeeyey 30 Guuradda Ka Soo Wareegtay Madax-Bannaanida Somaliland...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxa uu shacbiga Somaliland, dal iyo dibedba ku hambalyeeyay 30 guurada ka soo wareegtay...

Xisbiga CAHDI oo ka hadlay Khilaafka Kenya iyo Somalia

0
Muqdisho,(HargeisaPress) —Xisbiga CAHDI PARTY oo ka mid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee ka jira Somalia ayaa soo bandhigay mowqifkiisa ku aadan jawaabta ay dowladda Federaalka...
Fahad iyo Farxiyo

Lamanaayaal Ku Jiray Farxada Guurkooda oo Kamid Noqday Dadkii Lagu Dilay Weerarkii Hotel Afrik

0
Muqdisho (Hargeisa Press) — Fahad iyo Farxiyo oo ahaa lamaanayaal ku jiray todobo baxooda ayaa kamid noqday dadkii ku geeriyooday weerarkii xalay lagu qaaday...