Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay Doorashada Madaxweynaha Cusub Mudane Muuse Biixi Cabdi Shaacisayna In...

0
“ Waxaynu Galay Doorasho ee Maynaan Ahayn Col Is Dilayey iyo Cadow Kala Cad Goosanayey, Waxa Aynnu Ahayn Saaxiibo Iyo Sokeeye Siyaasad Ku Tartamayey.”...

Madaxweyne Siilaanyo Muxuu Ka yidhi Guusha Madaxweynaha uu Xilka Ku Wareejin Doono?

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland ee shaqada ka tegaya Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi oo uu xilka...

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cirro oo Hambalyeeyey Madaxweyne Muuse Biixi

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Hambalyeeyey Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka la doortay ee Somaliland Muuse...

Ururka Qareenada Oo Hambalyo u dirayaa Shacabka Somaliland, Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Madaxwayanaha Cusub

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Ururka Qareenada wuxuu hambalyo, ammaan u diray Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo shacabka Somaliland sidii quruxda badnayd ee ay uga qayb qaateen...

Madaxweynihii Dalka Zimbabwe Mugabe oo Is-casilay Dareenkii Dadkiisu Kaga Jawaabeen

0
Harare, (HargeisaPress) — Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe, ayaa xilkii iska casilay Maanta, sida uu sheegay Afhayeenka Baarlamaanka waddankaas Jacob Mudenda, ka dib markii...

DAAWO: Hadalkii u Horreeyey ee Madaxweynaha cusub ee Somaliland u jeediyo shacabka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa hadal u jeediyo shacabka. https://youtu.be/9BlFzCi5Ll8

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo ku Dhawaaqay in Madaxweynenimada Somaliland uu ku Guulaystay Mudane Muuse...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo hadda ku dhawaaqay natiijada doorashadii Madaxtooyada ka dhacday dalka, ayaa shaaciyey inuu ku guulaystay Mudane, Muuse...

Guddiga Doorashooyinka Somaliland Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqay Natiijada Ka Soo Baxday Doorashadii...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada ka soo baxday doorashadii madaxtooyada ee Somaliland. Gudoomiyaha Guddida Doorashooyinka Cabdiqaadir Iimaan...

Guddiga Doorashooyinka Somaliland Oo Galabta Ku Dhawaaqaya Natiijada Doorashada Madaxtooyada Oo Muddo Shacabku U...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa galinka danbe ee maanta ku dhawaaqayaan natiijada hordhaca ah ee doorashada madaxtooyada Somaliland oo maalinkii Isniinta...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Saaka Ku Dhawaaqaya Natiijada Doorashada Madaxtooyada Oo Muddo Shacabku U...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa saaka waxay ku dhawaaqayaan natiijada hordhaca ah ee doorashada madaxtooyada Somaliland oo maalinkii Isniinta bishuna ahayd...