Trump oo ku dhawaaqay in Quddus tahay caasimada Israa’iil

0
WASHINGTON —Madaxweyne Trump ayaa isagoo ka hadlayey aqalka cad wuxuu si rasmi ah u aqoonsaday in magaalada muranku ka taagan yahay ee Quddus ay...

“Waa La Joojiyey Iibka Dhismeyaasha Dawladda Iyo Cashuur-dhaafka..” Hanti-dhowraha Guud Ee Qaranka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Hanti-dhowraha Guud ee Somaliland Siciid Saleebaan Mire, ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay 13-kii bishii hore ee Doorashadu ka dhacday la joojiyey...

Madaxweynaha La Doortay Oo Xubno Wasiirro Ku Jiraan U Magacaabay Qaba-Qaabada Caleemo-Saarkiisa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Magacaabay Guddi ka kooban 9 Xubnood, kuwaasi ka shaqayn doona Qaban-qaabada...

Muwaadin Reer Djibouti Ah Oo Mar Kale Ka Waramay Cadaalad Darooyin Uu Kala Kulmay...

0
“Aniga Oo Ku Hadlaya Magaca Dawlada jabuuti iyo Muwaadinka Aan matalayo, Waxaan si Deg Deg ah idiinkaa Codsanayaa in Jawaab Sharci laga helo Ismarkaana...

Doorashayinkii Aduunka ka dhacay Sanadkan 2017 Iyo kaalinta Somaliland ka gashay

1
Doorashayinkii Aduunka ka dhacay Sanadkan 2017 Iyo kaalinta Somaliland ka gashay Prepared By Ahmedyasin Sh cumar Ahmed iyo Hamse Ahmed Salaan Doorashooyinkan ayaa waxay ahaayeen kuwo...

Xildhibaan Nacnac oo ku Taliyey in Muuse Biixi Magacaabo Da’yar la Mid ah Guddoomiyaha...

0
Xildhibaanka oo sheegay in aanay Golaha Wakiilladu ansixin doonin haddii Madaxweynaha cusub soo magacaabo xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada ee hadda jooga Hargeysa, (HargeisaPress)...

Cabdicasiis Samaale Oo Hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub Ee La Doortay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa ka hadlay Doorashadii Dalka ka dhacday badhtamihii bishan November, waxaanu Hambalyo u...

Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Somaliland Oo Kormeeray Waxsoo Saarka Beerta Wajaale Ee Ciidamada Madaxtooyada

0
Wajaale, (HargeisaPress) —Taliyaha ciidanka ilaalada madaxtooyada, Sareeye Guuto, Cabdirisaaq Siciid Bulaale (Afguduud) oo ay wehelinayaan saraakiil ka tirsan ciidanka ilaalada madaxtooyada ayaa maanta 27-11-2017,...

Machadka Waxbarashadda Dawladda Ee CSI Oo 545 Qof Tartan Imtixaan Ku Kala Saaray &...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Machadka Jaamacadda Tababaradda Shaqaalaha Dawladda ee CSI ee Somaliland , ayaa Imtixaan Tartan ah ku kala saaray 545 qof oo u tartamay...

Madaxweynaha Somaliland ee La Doortay oo Kulan la Qaatay Wakiillada Laamaha Dibadda iyo Qurba-joogga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo mahadnaq ah la qaatay madaxda laamaha KULMIYE ee...