Saxaafadda Dunidda Oo Doorashadda Madaxtooyadda Somaliland Ku Tilmaamay Doorashadii Ugu Dumquraadisaneyd Uguna Casrisaneyd Ee...

0
Warbixinta Saxaafadda Caalamku Ka Qoreen Qabsoomida Doorashadda Madaxtooyadda  Ee Somaliland Waxa Lagu Tilmaamay Mid Soo Noolaysay Rajaddii Dumquraadiyadda Ee Dalalka Bariga Afrika Hargeysa, (HargeisaPress) —Wakaladdaha...

Guddiga Komishanka Doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqay In Goobihii Codbixiyayaasha Somaliland Ay Soo Xidhmeen ,...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa Caawa ku dhawaaqay inay soo xidhmeen goobihii codbixiyayaassha Somaliland caawa fiidkii. Goobaha ay ka socotay codbixinta doorashada madaxtooyada...

Safiirka Djibouti U Fadhiya Somaliland Oo ka Hadlay Codayntii Doorashada Ee Maanta Ka Dhacday...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Safiirka dalka Jabuuti u fadhiya Somaliland ayaa ka hadlay codayntii doorashada madaxtooyada Somaliland ee maanta ka dhacday Somaliland,waxaana uu faahfaahin ka bixiyay...

Madaxweynaha Somaliland Oo Saaka Codkiisa Ka Dhiibtay Xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo marwadiisa koowaad marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde oo gudanaya waajibaadkooda muwaadin-nimo ayaa saaka ka...

Codbixinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland Oo Si Nabad Ah Uga Socota Dalka + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Somaliland guud ahaan maanta marka la eego mas’uuliyiin iyo shacab intaba waxaa loo dareeray doorasho taariikhi ah oo bulshada reer Soomaliland ku...

Dadweynaha Gobolka Togdheer oo saaka U Dareeray Codbixinta Doorashada Somaliland

0
Burco, (HargeisaPress) —Dadweynaha Gobolka Togdheer Ayaa U Dareeray Codbixinta Doorashada Somaliland https://youtu.be/Mcz6jmKjMjA

Codbixinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland Oo Si Nabad Ah Uga Bilaabmatay Dalka Oo Dhan Iyo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guud ahaan shacabka somaliland ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta ee doorashada madaxtooyada somaliland. Goobaha codbixinta ee dalka oo dhan oo ka kooban...

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Saraakiil ka Socota 7...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha Maxkmada sare ee jamhuuriyada Somaliland ahna gudoomiyaha maxkmada dastuuriga ah Dr Aadan Xaaji Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti culus...

Wasiirka Arrimaha DIbada Somaliland Oo ka Hadlay Ololihii Dhamaaday,Doorashada Bari Loo Dareerayo Shacabka Somaliland-a...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay ololihii saddexda xisbi Qaran ee soo dhamaaday,doorashada madaxtooyada ee bari loo...

Taliyaha Ciidanka Milateriga Somaliland Oo Fariin Adagg U Direy Maamulka Puntland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliyaha ciidanka Milateriga Somaliland Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taali ayaa fariin adag u direy maamulka Puntland oo ku hawlan carqaladaynta doorashada madaxtooyada...