Dalliil Muujinaya In Neymar Gannaax Ku Seegi Doono Kulanka Real Madrid

0
HargeisaPress —Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa kaadh cas lagaga saaray ciyaartii Barcelona ay guul-darrada kala kulantay Malaga, kaas oo uu ku mutaystay laba...

Kooxda Liverpool Oo Guul Mucjiso Ah Ka Gaadhay Barcelona Iyo Final-ka Champion-ka Oo Ay...

0
HargeisaPress —Kooxda Liverpool ayaa caawa si layaab leh ugu soo baxday ciyaarta kama dambaysta ah ee tartanka kooxaha yurub ee Champion League. Kooxda Liverpool ayaa...

Maradona Oo Ronaldo Ku Sifeeyay “Musixir”

0
Xiddigii hore ee kubadda cagta ee reer Argentina, Diego Maradona ayaa ku sifeeyay xiddiga Juventus ee Ronaldo “musixir” ka dib markii uu saddex gool...

Chelsea oo Juventus iyo West Ham Kaga Adkaatay Weeraryahanka Michy Batshuayi

0
HargeisaPress —Chelsea, ayaa dhakhaatiir baadhitaan ku samaysa u dirta Michy Batshuayi oo Belgium kala qaybgeleya ciyaaraha qaramada Yurub, kadib markay dhiggeeda Marseilles kula heshiiska...

5ta Ciyaaryahan ee Hogaaminaya Gool Dhalinta Premier League Xilli Ciyaareedkan

0
HargeisaPress —Ciyaaryahannada kooxaha Chelsea, Arsenal, Manchester United iyo Manchester City ee Diego Costa, Zlatan Ibrahimovic, Alexis Sanchez iyo Sergio Aguero ayaa kaalinta ugu sarraysa...

Dhaqaale Xumo Soo Food Saartay Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland+Xaruntii Guud Ee Xidhiidhka Ciyaaraha...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dhaqaale xumo xoog leh ayaa soo food saartay wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland kadib markii wasiiradda Maaliyaddu ka jartay kharashaad badan oo...

Tartanka Ciyaaraha Kubbadda Cagta Degmooyinka Hargaysa Oo La Shaaciyay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xidhiidhka ciyaraha Somaliland ayaa shaaciyay wakhtiga uu bilaabmayo tartanka ciyaaraha Kubbadda cagta ee degmooyinka caasimadda Hargaysa. Waxaana tartankaasi sanadkan maalgelinaya telefishanka ASTAAM...

Aguero oo Noqday Laacibka ugu Degdega Badan ee 100 Gool Premier League ka Dhaliyay...

0
HargeisaPress —Sergio Aguero, ayaa noqday laacib sida ugu degdega badan horyaalka Ingiriiska kaga dhaliyay 100 gool, kadib markii uu goolkiisii boqolaad horyaalka ka dhaliyay...

Maxay tahay sababta u horseeday Paul Pogba in uu ku biiro diinta Islaamka?

0
Ciyaartoyga kooxda Manchester United iyo xulka qaranka Faransiiska Paul Pogba ayaa ka sheekeeyay sida uu kusoo galay diinta Islaamka iyo waxyaabihii u horseeday inuu...

Shirkadda Telesom Oo Tartan Kubbadda Cagta ah u Qabatay Shaqaala waynaha shirkaddaha Telesom Group...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Shirkadda Telesom ayaa Tartankan kubadda cagta u qabatay shaqaalaha Shirkaddaha Telesom Groupp, waxa uu ka qabsoomay garoonka Power League ee xaafadda...