Orodyahan Soomaali ah oo ku guuleysaty tartanka Rotterdam
ROTTERDAM–Orodyahan Cabdi Nageeye ayaa ku guuleystay tartanka Marathon-ka ee Rotterdam, waana markii labaad ee uu ku guuleysto.
Nageeye oo 35 sano jir ah ayaa orodkan...
Jamei Vardy oo u Quus Gooyay Wenger Markii uu Kordhiyay Heshiiskiisa Leicester City
HargeisaPress —Jamei Vardy, ayaa qallinka ku duugay heshiis cusub oo uu afarta sanno ee soo socda kula joogi doono Leicester City, taasoo guud ahaan...
Xulka Chile oo xalay ku guuleystay Copa America Kaddib Markii ay ka tumeen Argentina...
EAST RUTHERFORD, N.J—Xulka Qaranka Chile, ayaa Xalay ku Guuleystay Koobka Ameerika, kaddib markii cayaar adag ay dhex-martay iyaga iyo xulka dalka Argentina, Waxaana Rigoorayaal...
Hodgson oo Dhibaato u Arka in Man City iyo Liverpool Gaadhaan Final-ka Ciyaaraha Yurub...
HargeisaPress —Tababare Roy Hodgson, ayaa sheegay inay xulka England guul-darro u tahay haddii Man City iyo Liverpool gaadhaan Final-ka koobabka Champions League iyo Europa...
Daawo Muuqaal: Xogo Ku Saabsan Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubadda cagta Somaliland Mud Cabdilahi Khayre Cawaale (Gacal) ayaa warbixin ka bixiyey shaqada xidhiidhka kubadda cagta Somaliland.
Gudoomiye Gacal oo...
Shabakada Ciyaaraha Spain Ee Marca Oo Shaacisay Abaal-marinta Sanadlaha Ah Ee Horyaalka Spain
MADRID, (HargeisaPress) —Shabakada ciyaaraha wadanka Spain ee Marca ayaa shaacisay abaal marinta sanadlaha ah taas Oo Sanad kasta sameysa cod bixin loogu talo galay...
Tacsida Marxuum Cabdillaahi Ibraahim
Bahda Shabakada Hargeisa Press, waxay ay iyagoo isku duuban ay si wadajir ah u tacsiyaynayaan geerida ku timid allaah ha u naxariistee Marxuum Cabdillaahi...
John Cena oo ka fadhiistay ciyaaraha musaaracada ee WWE
Jilaaga iyo ciyaaryahanka legdanka ama musaaracada John Cena, ayaa ku dhawaaqay in uu hawlgab ka noqon doono u tartamida horyaalka aduunka ee legdanka ama...
Isku-aadka Warreega 16-ka ee Ciyaaraha Qaramada ee Euro 2016-ka oo la Shaaciyay
HargeisaPress — Isku-aadka warreega 16-ka ee Euro 2016-ka oo la shaaciyay ayay ciyaarta ugu adag dhex-mari doontaa Spain iyo Talyaaniga, halka Ingiriisku kala ciyaari...
Urur-siyaasadeedka HILAAC oo war cusub ku dhawaaqay.
Hargeysa,(HargeisaPress)–Urur-siyaasadeedka HILAAC oo war cusub ku dhawaaqay.
https://youtu.be/nskVmfszX2Q?si=9xhx76zLCDfEomI_