Chelsea oo Markii Shanaad ku guulaysatay Koobka Premier Leaque-ga + SAWIRRO

0
HargeisaPress —Kooxda kubbada cagta Chelsea ayaa ku guulaystay koobka horyaalka Premier leaque-ga kadib markii xili danbe 1:0 ku soo garaacday kooxda West Brom, waxaana...

Xogyihii hore ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Oo Hambalyeeyay Orodyahanka Mo Farah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xogyihii hore ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland Mustafe Cabdi Xadi ayaa si weyn ugu diirsaday guulaha is daba jooga ah...

Google Oo Soo Saaray Kooxaha Loogu Raadinta Badnaa Premier League Sannadkan 2017-Ka

0
HargeisaPress —Manchester City uma soo baxdeen tartamada Yurub haddii miiska kala sareynta Premier League lagu qiimeyn lahaa sida magacooda loogu baadhay shabakada Google.Kooxda hogaamineysa...

Hordhaca Kulanka Caawa Ee Chelsea vs Liverpool

0
London (Hargeisa Press)- Kooxaha Chelsea iyo Liverpool ayaa caawa iskaga hor imanaya kulan aad u adag oo ay ka tirsan koobka Horyaal Premier League. Chelsea...

Messi Diyaar Ma U Yahay Inuu Qaato Taajkii Cristiano Ronaldo Ee Champions League-Ga?

0
Boqortooyadii Cristiano Ronaldo, oo ahaa boqorka kubadda cagta ee kooxaha Yurub ayaa dhacday, waxaana taajkiisii u xusul duubanaya cadowgiisa la iska wada yaqaanno, Lionel...

Koobka Qaramada Afrika oo Maanta ka furmaya dalka Masar

0
HargeisaPress — Maalinta berri ah ee jimcaha, waxaa bilaaban doona koobka Qaramada Afrika, waxaana lagu daahfuri doonaa kooxaha Qaramada Masar iyo Zimbabwe oo xulalkoodu...

Tartanka Kooxaha Horyaalka Kubbadda Cagta Togdheer Oo Furmay

0
Burco (HP): Wasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somalilamd ayaa maanta magaaladda Burco ka furmay tartanka horyaalka Kubbadda Cagta gobolka Togdheer. Tartankaasi oo dhacaya garoonka Kubbadda...

Shirkadda Telesom Oo Maalgalinaysa Horyalka Fa Cup Somaliland iyo Oo Soo Saaray Isku...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Tartanka kooxaha heerka koowaad, labaad iyo sadexaad ee (FA Cup-ka) ayaa dhawaan lagu wadaa in Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland ka furaan...

Xulka Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Ku Guuleystey Tartankii Koobka Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Xulka dawladda Hoose ee magaaladda Hargeysa ayaa ku guuleystey tartankii kooxaha heerka koowaad, labaad iyo saddexaad ee koobka xidhiidhka kubadda cagta...

Lukaku Oo Soo Af-jaray Guulihii Leicester City

0
HargeisaPress — Everton ayaa dhinaca goolasha kaga haysa kaalinta lixaad kooxda Arsenal, kulan uu Lukaku laba gool shabaqa ku ruxay ay kooxdiisu ku soo...