Madaxweynaha Taiwan, Tsia Ing-wen

Madaxweynaha Taiwan oo Somaliland Ku Bogaadisay Xuska Maalinta Qaran Ee 18 May

0
Taipei (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Taiwan Mrs. Tsia Ing-wen, ayaa ka hadashay xuska 30 guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madaxbannaanida Somaliland...

Daawo: Marwo Filsan “Muusow Reer Gabiley anaga ayaa kaaga Filan “

0
Gabiley, (HargeisaPress) — Marwo Filsan Xuseen Khaliif oo ka mida haweenka ka soo jeeda Gobolka Gabiley ayaa sheegtay inay haween ahaan ka go’antahay inay...

Hambalyo Dhalasho Farxadleh

0
Dhamaan maamulka, masuuliyiinya, wariyeyaasha bahda Warbaahinta Hargeisapress.com , waxaa ay hambalyo dhalasho wacan oo farxadle u dirayaan Guddoomiyaha shirkada daabacada ee Sagal Jet qaybteeda...

Dadku wuxuu ka maallaa, kolba siduu u daajee

0
Dadku wuxuu ka maallaa, kolba siduu u daajee dadku wadajirbuu dayac kaga fogaadaa karti iyo dadaalbaa gobonimo daryeeshee dadku wuxuu ka maalaa kolba siduu u daajee Erayadan suugaanta ah waxaan...

HAMBALYO MEHER: Cabdiraxmaan Cilmi Kaahin iyo Hoodo Cabdiraxmaan Khaliif oo Maanta Meherkoodu ka dhacay...

0
HargeisaPress —Mulkiilaha Guud ee Shirkada Seed Company Axmed Xasan Seed Maamulka Hawlwadeenada kala Duwan iyo Dhamaan Shaqaalaha Shirkada Seed Company,ee Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisuba...

Warsidaha Wales Online oo Warbixin Kaga Faallooday Dimuqraadiyadda Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Warsidaha Wales Online oo warbixin kaga faallooday dumuqraadiyadda Somaliland iyo Doorashooyinkii ka qabsoomay, ayaa sheegay in Somaliland Doorashooyinkii ka qabsoomay...

HEES CUSUB: HANTAAKHI CAASHAQA By: Cabdi Madoobe

0
HargeisaPress — HEESTAN WAXA LAYIDHA HANITAAKHI CAASHAQA LAXAMKU WAA. .M.M.CIGE. SIDO KAL MISIGA WAXAA.' A.M.JAAMAC.'@ naftan aad naruuriyo ad.utahay nasteexee nasan wayday awgaa haw...

Madaxweyne Biixi Ma Nacayb Shaqsi Ah Buu U Qabaa Farmaajo?

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horraysay ka hadlay in colaad Shaqsi ahi ka dhaxayso Madaxxweynaha Dawladda Federaalka...

Hebel haadba ma haysto Falanqayn Doodii Jimcaha ee BBC Somali 17/02/2017

0
Waxaa igu filnaatay kalmad cajiiba oo si fudud dadku isku tuurtuuri jireen oo ah hebel haadba ma haysto. Waxan loo dirirayaa loo kala qaloonayaa ninba...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Ka Hadlay Casriyeynta Dekedda Berbera iyo Damacii Farmaajo

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah Midowga Musharaxiinta Mucaaridka Soomaaliya, ayaa ka hadlay dib u casriyeynta lagu sameeyay dekedda...