HEES CUSUB: HANTAAKHI CAASHAQA By: Cabdi Madoobe

0
2871

HargeisaPress — HEESTAN WAXA LAYIDHA HANITAAKHI CAASHAQA LAXAMKU WAA. .M.M.CIGE. SIDO KAL MISIGA WAXAA.’ A.M.JAAMAC.’@ naftan aad naruuriyo ad.utahay nasteexee nasan wayday awgaa haw qaadan nacasnimo inay kugu nabantee waxa aan noqnoqo shada kaa naawilaayaa nasiib kiyo jacaylkaa iikbnugleeyoo naxdinli maseex doo nabad kuma cawaysimo @koras@ hanitaakhin caashaqa niyadsami wax ilaqabo qalbigana hanaafayn.@ by.black.

 

badka .2aad

 

naftan aad naqdoogliyo ad.utahay nabaadkee nuuxsan wayday awgaa haw qaadan nockale inay kuugu nugantee nuurkaaga aragaa nabarada daweeyoo naxariista daymada nadaa bogsootee .@kors@ hanitaakhi caashaqa niyadsami wax ilaqabo qalbigana hanbfay.

 

 

Mujaahid Cabdi Muxumed Yuusuf (Cabdi Madoobe)

LEAVE A REPLY