CAQLIYO AAN KORIN (sociol issues)

0
 CAQLIYO AAN KORIN Xaaladan waaqiciga ah bulshada dhexdeeda waxay sii xoogaysanaya khilaafaadka asxaabta ,qaraabada,qoysaska,dhexdooda waxay cabasho badani ka jirtaa is dhexgalkii iyo xidhiidhkii bini...

Maxamed Aw Siciid Waa Shakhsi Lagu Yaqaan Ganacsi Sharci Ah Dadkana Wax Tara

0
Waxa hubaala in qof kasta oo dhulka somalida ku nool uu si fiican u yaqaano qof ka uu yahay Maxamed Aw Siciid iyo waxa...

Ururka Qareenada Somaliland Ee SOLLA Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Garyaqaan Xasan...

0
Gudoomiyaha iyo dhamaan xubnaha Ururka Qareenada Somaliland ee SOLLA waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Garyaqaan Xasan Cali Xasan – Banfas oo ay hooyadii...

Aqoonta aan u leeyahay Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax WQ: Maxamed Siciid C/laahi

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax) waa abwaan qiime iyo qadarin ku leh bulshada Somaliyeed oo fankiisu gaadhay meel kasta oo Somalidu...

Republic WorldTV: Dimuqraadiyada Somaliland Waa Ta Ugu Casrisan Dunida

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Doorashooyinkii isku sidkanaa ee golaha Wakiilada iyo goleyaasha Deegaanka ee Somaliland ka qabsoontay 31-kii bishii May ee aynu soo dhaafnay...

Akhriso Midhaha Heeso Cusub Oo Uu Sameeyay Mujaahid Cabdi Madoobe

0
Hees Cusub Gabadh yahay kalgacalkii goysaye nasiibkaa gudubtaye ayaankaa anigana gilgiladkay sida aan gantaalaha caashaqa iskagaguro hadaad garatay caynkaa gabagabadii sheekada anawaan gudoon saday...

Hambalyo Meher: Osman Mohamed Ahmed iyo Nasra Ismaaciil ibraahim +SAWIRRO

0
HargeisaPress —Aqoonyahanka reer india, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Ali Ahmed Ali Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Warshadaha  yuusuf garas, Ahmedyasin sh cumar sh ahmed xildhibaan...

Nafaqaynta Garaadka Iyo Kobcinta Maskaxda Ubadkeena Qallinkii : Ahmedyasin Sh Omar Ahmed Fure

0
HargeisaPress —Waqtigaa isgurayoo hal lagu daro mooyee hal laga gooyo maleh ana laba daran mid doonaa isku kay barbaryaal inaan hoos u guuxo iyo...

Cali Gurey oo Si Weyn Uga Dar-daar Weriyay Isku Shaandhaynta Uu Madaxweyne Biixi Ku...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey), oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland, ayaa waxaa uu si weyn uga dar-daar weriyay...

Hargeysa: Qiimaha Jaadka Oo Qaaliyoobay Ayaa Sababay In La Isku Dayo In La Boobo

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Qiimaha jaadka ayaa aad sare ugu kacay labadii maalmood ee ugu danbeeyay suuqyada magaalada Hargeysa, waxaanu qiimaha jaadka ee kor u...