Hambalyo Dhalasho Farxadleh

0
2979

Dhamaan maamulka, masuuliyiinya, wariyeyaasha bahda Warbaahinta Hargeisapress.com , waxaa ay hambalyo dhalasho wacan oo farxadle u dirayaan Guddoomiyaha shirkada daabacada ee Sagal Jet qaybteeda Magaalada Wajaale Abdi Yuusuf Daahir Xirsi oo 8/6/2020 uu Wiil ugu dhashay cisbitaalka guud ee magaalada Gabiley.

Wiilkaasi ayaa loo bixiyay
Mohamed Abdi Yuusuf Daahir, waxaanu leenahay soo barbar noqo kii dadkiisa, dalkiisa, diintiisa, naftiisaba iyo waalidkiiba Anfaca. Aamiin Aamiiiin Aamiiiiin.

LEAVE A REPLY