HAMBALYO MEHER: Cabdiraxmaan Cilmi Kaahin iyo Hoodo Cabdiraxmaan Khaliif oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Magaladda Hargeysa + SAWIRRO

0
2970

HargeisaPress —Mulkiilaha Guud ee Shirkada Seed Company Axmed Xasan Seed Maamulka Hawlwadeenada kala Duwan iyo Dhamaan Shaqaalaha Shirkada Seed Company,ee Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisuba Waxa ay halkan Dhambaal Hambalyo oo qiima badan hawada u marinayaan Meherka Cabdiraxmaan Cilmi Kaahin iyo Hoodo Cabdiraxmaan Khaliif oo maanta Meherkoodu ka dhacey Huteelka Maamuus ee Magaalada Hargeysa  27/6/2017  Waxaanay leeyihiin noqda  Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaado Aqal Galkoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo

Waxa kale oo halkan Dhambaal Hambalyo ah uga Diraya Meherka Cabdiraxmaan Cilmi Kaahin iyo Hoodo Cabdiraxmaan Khaliif

Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale(Boobe),Abiib Diiriye Nuur,Janaraal Maxamed Xasan Cabdilaahi(jidhif) Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil(Weedhsame)

Dhanka kale, Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Meherka Cabdiraxmaan Cilmi Kaahin iyo Hoodo Cabdiraxmaan Khaliif oo maanta Meherkoodu ka dhacey Huteelka Maamuus ee Magaalada Hargeysa  27/6/2017  Waxaanay leeyihiin noqda  Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaado Aqal Galkoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo.

Halkan hoose ka Daawo Sawiradda Meherka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here